Day: March 17, 2020
-
amaanka
Akhriso: Warmurtiyeedka Shirweynaha Puntland
Waxaa goordhow la soo saaray war murtiyeedka shirweynaha Puntland iyada oo looga hadlay arrimaha deegaannada Puntland, xiriirka Puntland iyo dowladda…
Read More » -
Banaadir
Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 17-03-2020
Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Shirweynihii Wadatashiga aayaha Puntland ayaa manta lagu soo…
Read More » -
Banaadir
Soomaaliland Oo Muddo 4 Todobaad Ah Hakisay Duulimaadyada Muqdisho, Akhriso Sababta
Qoraal ka soo baxay guddiga ka hortagga iyo u diyaar garoowga xanuunka Coronavirus ee maamulka Soomaaliland, ayaa waxaa muddo 4…
Read More » -
amaanka
Dowladda Oo Sheegtay In Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Ay Ku Dileen Janaale
War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Janaale ay Ciidanka Danab ee…
Read More » -
amaanka
Puntland Oo Howlgal Ku Soo Qabatay Xubno Lagu Tuhmayo Kooxda Daacish
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF ayaa saacadihii la soo dhafay waxa ay howlgallo ku soo qabteen xubno…
Read More » -
Banaadir
Ra’isulwasaaraha Canada Oo Dalkiisa Ka Mamnuucay Ajaaniibta Cabsi La Xiriirta Faafidda Coronavirus
Ra’isulwasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka dhawaajiyay in dalkiisa laga mamnuucay ajaaniibta faraha badan marka laga reebo dadka u…
Read More » -
amaanka
Maamulka Gobalka Sool Oo Ka Hadlay Taliyihii Xalay Lagu Dilay Gobalkaasi
Guddoomiyaha gobalka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo ka hadlay dilkii xalay magaalada Laascaanood loogu geystay taliyihii sirdoonka gobalkaasi Cabdiqani Guhaad…
Read More » -
Banaadir
Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 17-03-2020
Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Faah-faahinno kala duwan ayaa laga bixiyay…
Read More »