U bood dhigaalka

Akhriso: Warmurtiyeedka Shirweynaha Puntland

Waxaa goordhow la soo saaray war murtiyeedka shirweynaha Puntland iyada oo looga hadlay arrimaha deegaannada Puntland, xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe, dastuurka, doorashada, nidaamka federaalka, amniga iyo arrimo kale. Qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ahaa:

1. In arrimaha dastuurka dib loogu dhigo dowladda soo socota ee 2020/2021.

2. In doorasho qof iyo cod aaney dhici karin sanadkan lana aqbali karin waqti kordhin ku yimaada hey’adaha dastuuriga ah ee dowladda federaalka.

3. In Puntland ay qaadaceyso natiijada haddii aaney qeyb ka noqon wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland.

4. In dhammaan saamileysa siyaasadda isu yimaadaan oo laga tashto doorasho 2020/2021, Puntland ay kaalin ka qaadato.

                                                                 Halkaan Ka Akhriso Isaga oo Dhan

Goobjoog News