Deni oo Imaanaya Muqdisho Sheeko:Amniga Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdillaahi Dani ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku yimaado Muqdisho iyo dowlad goboleedyada si uu u casuumo madaxda iyo saamileysa siyaasadda shir looga tashanayo aayaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 19-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Soo Saaray AkhrisoMaxkamadda Ciidamada oo Sii Deysay Masuuliyiin Loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Soo Saaray Waxaa goor dhow guddiga madaxa bannaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ay soo saareen liiska xildhibaanada cusub ee maamulkaasi oo tira ahaan gaaraya 95 mudane.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Sii Deysay Masuuliyiin Loo Heystay Dilka Guddoomiye Ka Tirsanaa Maamulka Shabeellaha Hoose Ismaaciil Aadan Cadow, Cabbdikariim Nuur Maxamuud, Cabdi Jaamac Cabdi iyo Daahir Cali Cabdi ayaa loo soo xiray in ay ku lug la haayeen Qarax ka dhacay gurigii uu deganaa guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amarkii Dowladda ee Duulimaadyada oo Dhaqan Galay iyo Diyaarad Laga Celiyay Hargeysa Waxaa maanta dhaqan galay amarkii dhowaan ay soo saartay dowladda federaalka ee ku aaddanaa duulimaadayada caalamiga ah in aysan dalka imaan Karin muddo 2 todobaad ah, si looga baaqsado faafidda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Lagu Dilay Gobalka Baay. Wararka aan ka helayno gobalka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in gobalkaasi saacadihii la soo dhaafay lagu dilay guddoomiyihii deegaanka Goofgaduud buureey ee duleedka magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha la dilay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kaamirooyinka Lagu Xiray Hareeraha Waddooyinka Oo La Qarxiyay Arroornimadii saakay ayaa waxaa si weyn magaalada Muqdisho gaar ahaan Jidka Maka Al-mukarama laga maqlay jugta qaraxyo lala beegsaday baallayaasha ay ku xiran yihiin kaamirooyin ay leedahay hey’adda nabad sugidda…