Deni oo Imaanaya Muqdisho
				Sheeko:Arrimaha Amniga			
			
		Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdillaahi Dani ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku yimaado Muqdisho iyo dowlad goboleedyada si uu u casuumo madaxda iyo saamileysa siyaasadda shir looga tashanayo aayaha Soomaaliya oo ay gogoshiisa dhigtay Puntland.
Halkaan Hoose ka Daawo
Goobjoog News