Doomo La Gaarsiiyey Kalluumeysatada Degmada Hobyo Sheeko:Amniga Hey’adda Qaramada Midoobay u xil saaran Cunnada iyo Beeraha ee (FAO), ayaa laba doon kalluumeysi oo casri ah waxa ay ugu deeqday qaar kamid ah kalluumeysatada degmada Hobyo ee gobalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 23-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Laamaha Amniga Puntland aya shegay in ay gacanta ku soo dhigeen, rag looga shakiyay in ay ka tirsanyihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xildhibaanada Cusub Ee Koonfur Galbeed Oo Maanta Beydhabo Lagu Dhaariyay Waxaa goordhow magaalada Beydhabo lagu dhaariyey golaha wakiilada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, kuwaas oo noqonaya baarlamanka labaad ee maamulkaasi. Xaflad ka dhacday magaalada Beydhabo oo ay goobjoog ahayeen guddiga madaxbannaan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland oo Gacanta Ku Soo Dhigtay Rag ay La Xiriirisay Inay Ka Tirsanyihiin Al Shabaab iyo Daacish Iyada oo maalmihii la soo dhaafay ay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ay howlgallo ka wadeen ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa maanta waxa ay sheegeen in howlgallo kale oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senetor Xuseen Sheekh: Xukuumadda Soomaaliya Xil Weyn iskama Saarin in Dadka ay u Sameyso Shaqo Abuur Senetor Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan doonayn in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Maamulka Degmada Warsheekh oo Gacanta Ku Dhigay Rag Degmadaasi Ku Kufsaday Haweeneey Maamulka degmada Warsheekh ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku soo dhigeen rag la sheegay in fal kufsi ah ay xalay gudaha degmadaasi ugu geysteen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Dhameystiraya Xeerarka Sharciga Doorashooyinka Waxaa xalay magaalada Muqdisho kullan ku yeeshay guddoonka golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo guddiga dhowaan la magacaabay ee diyaarinta xeerarka dhameystiraya sharciga doorashooyinka qaranka. Kullankan ayaa waxaa goobjoog ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Xildhibaan Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Waxaa faahfaahinno dheeri ah laga helayaa dil xalay kooxo hubeysan ay u geysteen xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee dhinaca maamulka Puntland. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 23-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Ciidamada Ammaanka Magalada Galkacyo ayaa saaka halkaasi ka wada howlgallo ka socnaya Xaafadaha qaar ee Magaalada,…