Madasha Xisbiyada oo Ka Hadashay Weerar Lala Damacsanaa Hoggaankooda Sheeko:Amniga Madasha xisbiyada qaran ayaa warsaxaafadeed ay galabta soo saareen waxaa ay ku dhaleeceeyeen fal ay ku sheegeen in uu ahaa isku day lala damacsaaa xarunta madasha iyo hoyga hogaamiyahooda. Madasha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciiyaaryahan Ka Tirsanaan Jiray Qaranka Soomaaliya Oo U Geeriyooday Xanuunka Coronavirus Waxaa saacadihii la soo dhaafay soo baxayey dadka Soomaalida ah ee uu soo ritay xanuunka Coronavirus kuwaas oo u geeriyooday, kuna noolaa waddamada Yurub ee xanuunka uu sida aadka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya oo Qaad Ku Gubtay Muqdisho Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Qaad ku gubtay guaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, kaas oo si dhuumaaleysi ah loo soo geliyey, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada ilaalada Garoonka diyaaaradaha Aadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 24-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Guddoomiyaha Guddiga Caleema-Saarka Madaxda Galmudug ayaa Galkacyo kula kulmey Xaaf oo diiddan doorashii ka dhacday Dhuusamareeb. Maamulka Gaaronka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Oo Yeeshay Miisaaniyaddii Ugu Horeysay Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta meel mariyey Miisaaniyad-sanadeed cusub oo maamulka ku shaqeyn doono sanadka 2020-ka, waana miisaaniyaddi ugu horeysay ee maamulku yeesho. Kulan maanta golaha baarlamaanka dowlad gobaleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Qaad Maanta Lagu Qabtay Caasimadda Galmudug Ee Dhuusamareeb Cabdulaahi Xasan Nuur maareeyaha garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in maanta garoonka diyaaradaha magaaladaasi ay ku qabteen hal jawaan oo qaad…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Beeleed Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Jubbbada Hoose iyo Dhaawacyo La Gaarsiiyay Cisbitaalka Kismaayo Waxaa saacadihii la soo dhaafay dagaal aad u qaraar uu deegaanada Dalsan iyo Xaadweyne oo dhamaantood hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada hoose ku dhexmaray maleeshiyo beeleedyo walaala ah…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Weriye Caan Ka Ahaa Dalkiisa Oo U Geeriyooday Cudurka Coronavirus Zororo Makamba oo ah waa weriye u dhashay dalka Zimbabwe islamarkaana caanka ahaa dalkiisa waxaa ku dhacay xanuunka Coronavirus oo markii dambe keentay in xanuunkaasi uu ugu geeriyooday dalkiisa magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 24-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Guddoomiyaha Guddiga Caleema-Saarka Madaxda Galmudug ayaa Galkacyo kula kulmey Xaaf oo diiddan doorashii ka dhacday Dhuusamareeb.…