Wasiirka Gaashaandhigga Suudaan oo Ku Geeriyooday South Sudan Sheeko:Amniga Wasiirka gaashaandhigga Suudaan, Janaraal Jamaal Cumar ayaa wadna xannuun ugu dhintay gudaha Suudaanta Koonfureed, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Reuters oo soo xiganeyso afahayeen u hadlay militariga Suudaan. Janaraal… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dalka Jabbuuti: Kiisaska Coronavirus oo Kordhay Wadanka Jabbuuti ayaa maanta diiwaan geliyey kiisas hor leh oo xanuunka Coronavirus ah kuwaas oo laga helay gudaha wadan , ka dib markii dowladdu horay u karantiishay labo ruux kuwaas…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Warbixiyey Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyey qarax maanta ka dhacay malaagada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jiro oo soo gaaray dad shacab ah . Afhayeenka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiyihii Deegaanka Raaskambooni Oo Qarax Miino Lagu Dilay Wararka aan ka helayno deegaanka Raaskambooni ee gobalka Jubbada hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta qarax miino lagu dilay guddoomiyihii degmadaasi ee Cabdullaahi Diiriye Qaraxa oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 25-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Bajaajlayaasha ka shaqeeya wadada xiriirisa Muqdisho iyo Ceelaha biyaha oo maanta dhigay dibadbaxyo ay uga cabanayaan in laga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Sababay Khasaare Kala Duwan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Wararka aan helayno ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay agagaarka taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Boqorka Dalka Wales Oo Laga Helay Cudurka Coronavirus Amiirka Wales ayaa baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday in uu qabo xanuunka coronavirus, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Clarence. “Amiir Charles, oo 71 sano jir ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka KMG-ka ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Magacaabay Guddiga Doorashada Guddonka Baarlamaankaasi Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee baarlamaanka cusub ee Koonfur galbeed Soomaaliya Xasan Cabdinuur Aadan ayaa magacaabay guddiga diyaarinta doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa oo dhowaan la filayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Iska Hor imaad Uu Ku Dhaawacmay Taliye Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Wararka aan ka helayno waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in magaaladaasi saacadihii la soo dhaafay iska hor imaad ay dad ku dhaawacmeen uu ku dhexmaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Culumada Maamulkaasi Oo Kawada Hadlay Sidii Looga Hortagi Lahaa Xanuunka Coronavirus Wasiirka cadaaladda dowlad goboleedka puntland Cawil Sheekh Xaamud ayaa waxa uu kullan magaalada Garowe kula qaatay culuma awdiinka Puntland iyaga oo kawada hadlay sidii looga hortagi lahaa xanuunka Coronavirus. Cawil…