Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 26-03-2020 Sheeko:Dalka Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Dowladda Soomaaliya Ayaa Xaqiijisay In Kiiskii Labaad Ee Coronavirus Ah Laga Helay Magalaada Muqdisho Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka FACT CHECK: Nabad iyo Nolol Iney Ka Beensheegto Hannaanka Deyn Cafinta, Qof Walbaa filayey! Ugu horreyn, ra’isul wasaare Xasan Kheyre oo xalay la hadlay saxaafadda waxaa uu ku faanay in maamulkoodu uu gaaray guusha deyn cafinta, mid cusubna qaadan karaan taas oo l barbardhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiiskii 2-aad ee Coronavirus oo Soomaaliya Laga Helay Wasiirka caafimaadka ee Soomaaliya Fowsiyo Abiikar oo goordhow shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in magaalada la helay kiis 2-aad ee qabo Coronavirus. Muwaadinkan oo ka yimid dibadda waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Dowladda oo Sheegay in Gobalka Baay Ay Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa waxa ay sheegeen in deegaanka Deynuunaay oo qiyaastii 18-km u jirta magaalada Beydhabo ee gobalka Baay ay ku dileen xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kullan La Qaatay Danjire James Swan Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho waxa uu kullan kula qaatay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soomaaliya Oo Gaartay Heerkii Looga Cafin Lahaa Deymaha Lagu Leeyahay Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada faqriga ama waxa loo yaqaano barta go’aan qaadasha dayn cafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 26-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay Shir Jaraa’id oo xafiiska uu ku qabtay waxuu uga…