Day: March 29, 2020
-
amaanka
Garoowe: Qarax Lala Eegtay Mas’uuliyiin
Wararka caawa naga soo gaarayo magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland ayaa sheegayo in goordhow uu ka dhacay qarax…
Read More » -
amaanka
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Ka Hadley Amniga iyo Arrimo Kale
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad gobaleedka Jubbaland Maxamuud sayid Aadan ayaa maanta ka warbixiyey xaladda guud ee Jubbaland, isaga oo…
Read More » -
Banaadir
Soomaaliland Oo War Cusub Ka Soo Saartay COVID-19
Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi ayaa waxaa ay…
Read More » -
Banaadir
Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 29-03-2020
Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: AMISOM ayaa xirtay xerada Xalane, xilli maamlo ka…
Read More » -
Banaadir
AMISOM Oo Muddo 30 Cisho Ah Xanibtay Dhaqdhaqaaqa Xarunta Xalane ee Muqdisho
Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya kaasi oo loo yaqaan AMISOM, ayaa xaddiday dhammaan galitaanka iyo ka bixitaanka xerada…
Read More » -
Banaadir
DF oo Sheegtay inaan La Hakin Raashinka iyo Daawada Dalka Gudihiisa Isaga Kala Goosha
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aan la hakinin waxyaabaha lagamamaarmaanka u ah Bini’aadamka sida qutul daruuriga ah xilli dowladdu…
Read More » -
amaanka
Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn Dhinaca Cirka Ah Ay Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab
War ka sooo baxay dowladda Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ay ku dileen qeybo…
Read More » -
Baarlamaanka
Murashaxiinta Gudddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Maanta is Diiwaangalinaya
Waxaa magaalada Beydhabo ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya maanta ka soconaya is diiwaangalinta musharixiinta guddoonka baarlamaanka maamulkaasi oo dhowaan loo…
Read More » -
Banaadir
Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 29-03-2020
Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Mareykanka & Dowladda Somaliya ayaa si…
Read More »