Coronavirus oo Kiisaskii Ugu Horeyey Laga Xaqiijiyey Somaliland Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa goordhow shaacisay in gudaha Somaliland laga xaqiijiyey labo ruux kuwaas oo laga helay xanuunka COVID-19 oo haray wasaaradda caafimaadka u karantiishay markii laga shakiyey, wasaaradda ayaana… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Ridday Xukunno Kala Duwan Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60 aad ayaa maanta u fariisatay xukunkii dacwad ciqaabeedka loo heystay eedeysanayaal loo heystay dembiyo kala duwan sida falal la xariira argagaxisonimo, dilal loo geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 31-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Somaliya yaa maanta agab loogu talagalay kahor tagga cudurka Coroanavirus ku wareejisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Gobalka Banaadir Oo Sheegay in La Xiri Doono Xeebta Liido Iyada oo horey dowladda Soomaaliya ay u fasaxday goobaha waxbarasada sida Jaamacada iyo iskuulada ayaa haddane maamulka gobalka Banaadir waxa uu ku baaqay in la hakiyo isku imaatinka dadweynaha si…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Gobalka Gedo Lagula Eegtay Askar Itoobiyaan Ah Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in gobalkaasi qarax lagula eegtay askar ka tirsan ciidanka Itoobiya ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolkaasi, waxaana qaraxaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Galmudug iyo Hirshabeelle oo Loo Diray Qalabka Looga Hortago Xanuunka Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qalab caafimaad oo looga hortago xanuunka Coronavirus u dirtay maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle, kuwaas oo qeyb ka ah deeq dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Booliska Boosaaso Oo Qaad Ku Gubay Magaaladaasi Taliska booliska ee magaalada Boosaaso ayaa waxa ay xalay gudaha magaaladaasi ku gubeen qaad aad u fara badan oo lagu kala iibsanayay magaalada, waxaana boolisku ay sheegeen in qaadka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Murashaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Maanta Khudbadahooda Jeedinaya Iyadoo shalay la diiwaan galiyay murashaxiinta u taagan qabashada xilka guddoonka baarlamaanka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa haddana waxaa la filayaa in murashaxiintaas ay kudbadahooda maanta ka jeediyaan magaalada Beydhabo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 31-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Puntland ayaa Goob fagaaro ah ku gubtey Jaad si qarsoodi lagu soo geliyey Magaalada Boosaaso, xilli…