Akhriso: Sida ay u Dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa soo gaban gabeeyey doorashadii gudoomiye- xiigeennada baarlamaanka labaad ee maalmulka oo maanta galinkii hore Cali Siciid Fiqi u doortay gudoomiyha golaha wakiillada. Guddoomiye ku-xigeenka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog 1-4- 2020 Qodobada aad ku dhageysan doontaan barnaamij wareed galabnimo waxaa ka mid noqon doono Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey in uu Maanta ku geeriyoodey Magaalada london ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Biixi oo Maxaabiis Cafis u Fidiyey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa cafis loogu fidiyey maxaabiista ku xiran deegaannada kala duwan ee Somaliland. Wareegtada madaxweyne oo summadeedu tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Safiirkii Soomaaliya Ee Midowga Yurub oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa goordhow guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulaasi u doortay safiirkii hore ee Soomaaliya ee Midowga Yurub Dr. Cali Siiciid Fiqi. Hoolka ay ka dhaceysay doorashada guddoonka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka Ra’iisulwasaare Nuur Cade Taariikhda Nuur Cadde Nuur Xasan Xuseen Cadde oo ahaa ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta xanuunka Corona dartii ugu geeriyooday dalka Ingiriiska Nuur Cadde waxaa uu ra’isul wasaare noqday…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisulwasaarihii Hore Ee Soomaaliya Nuur Cade oo Geeriyooday Ra’isulwasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa saakay ku geeriyooday Magaalada london ee wadanka ingiriiska sida ay inoo xaqiijiyeen eheladiisa . Allah ha u naxariistee Nuur Cade…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari oo Ku Dhimatay Qarax Gaari oo Ka Dhacay Muqdisho Wararka aan ka heleyno degmada Hodan ee Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa qabuuraha Cabdirashiid iyo Isbitaal Erdogan ayaa la sheegayaa in qarax miino lagula eegtay gaari ciidan oo Cabdi…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dalalka ku Bohoobay Paris Club oo 1.4 Bilyan Dollar Ka Cafiyey Soomaaliya Shir qaatay ku dhawaad 10 sacaadood oo mareegta internet-ka ee loo yaqaano (Video-Conference) ku dhexmaray masuuliyiin uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxaam Ducaale Beyle iyo wakiilo ka socday dalalka…