Aqalka Sare Oo Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Xiisadda Ka Taagaan Duleedka Kismaayo Sheeko:Amniga Guddiga Arrimaha Gudaha,Dib-uheshiisiinta iyo Xirrirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka ayaa baaq-nabadeed ee ku aadan dagaalka u dhaxeeya beelaha walaalaha ee Soomaaliyeed ee ku dirirayey Galbeedka Magaalada Kismaayo ku dhowaad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Jowhar Hirshabeelle. Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in goor dhow uu halkaas ka dhacay qarax kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Iskushaandheyn Lagu Sameeyay Taliska Booliska Gobalada Puntland Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta iskushaandheyn ku sameeyay taliyashaasha booliska gobalada Puntland, kuwaas oo mudooyinkii dambe falal amni darro ah ay ka dhaceen laguna dhilay mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 04-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray degaano iyo degmooyin ku yaalla Waqooyiga gobolka Galgaduud. Wasaaradda Arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Modoobe oo Dagaalka Ka Soconaya Duleedka Kismaayo Ku Tilmaamay Mid Sokeeye Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa asbuuc ka dib markii ugu horeysay ka hadashay dagaal labo beelood ku dhexmaraya deegaanno dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, waxaana ka dhashay dagaalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr Cabdulqaadir Boolaay Oo Maanta Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska Allaha u naxriistee Dr Cabdulqaadir Cali Boolaay ayaa maanta waxa uu ku grriyooday isbitaal ku yalla magaalada London ee caasimadda waddanka Ingiriiska. Marxuumka geeriyooday ayaa horey uga soo mid noqday…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Xukunno Kala Duwan Ku Ridday Eedeysanayaal Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa go’aan ay soo saartay waxa ay xukunno kala duwan ku ridday rag horey loogu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha u naxariistee Shaafici Xaaji…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS oo Si adag u Cambaareysay Kufsigii Afgooye Loogu Geystay Gabdho Yar-Yar oo 3-Sano Jirro Ahaa Xukuumadda Soomaaliya ayaa luuqad adag waxa ay ku cambaaraysay fal kufsi ah oo 30-kii Maarso ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha hoose, kufsigaas oo loo geystay gabdho yar yar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Dalbatay Doorasho Xor Ah oo Waqtigeeda Ku Dhacda Madasha xisbiyada qaran ayaa waxa ay warmurtiyeed ka soo saareen doorashada dalka ku soo wajahan ee la filayo in ay qabsoomto sanadka 2020-2021, xilli dunida uu kala xiray caabuqa Coronavirus,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 04-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Dowlada Soomaaliya ayaa shaacisay in tirada dadka qaba COVID-19 ay gaartay 7 ruux, oo ajaaniib iyo…