Madaxweynaha Galmudug oo Nabad Ugu Baaqay Dagaallo Ka Socda Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooqoor iyo ku-xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa si wadajir ah baaq nabadeed ugu diray dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaaday xadlka gobolka Galgaduud uu… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2020 Ee maamulkaasi Baarlamaanka Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo waxaa ay ku meel mariyeeen miisaaniyadda maamulka uu ku shaqeyn doono sanadka 2020. Kulanka ayaa waxaa shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Galmudug Waa Mid Labo Ma Ahan Waqtigaan Laga Bilaabo Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in uu tanaasulay ka dib markii horey uu u qaadacay doorashadii uu ku soo baxay madaxweyne Qoorqoor waxa uuna tilmaamay in laga bilaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 06-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Madaxweynaha Galmuudug oo duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ku soo dhoweeyay Xaaf oo safar dhulka ah kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo Sheegay in Dad Qaba Calaamadaha Coronavirus Ay Booqdeen Xarumaha Caafimaadka Warsaxaafadeed ka soo baxay ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu sheegay in bukaano dhowr ah oo leh calaamadaha cudurka Coronavirus ay booqdeen xarumaha caafimaad ee dalka. Sidoo kale ururku waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxay Goobjoog u Sheegeen Wasaaradda Caafimaadka Df iyo Dr. Maxamed Fuje? Iyada oo la duulayo cod ku faafay baraha bulshada kaas oo Dr. Maxamed Fuje oo ah madaxii hore ee xafiiska hey’adda WHO ee Soomaaliya uu ku sheegay in 64 god…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor iyo Xaaf Oo Ku Kulmay Magaalada Galinsoor Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxa ay magaalada Galinsoor kula kulmeen madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweynihii hore ee Galmudug Xaaf ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo La Kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya haatana ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb Nicolas Berlanga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Xil Looga Magacaabay Xukuumadda Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Degreeto ka soo baxday xafiiska raiisul wasaaraha dalka ayaa lagu…