Qofkii Ugu Horeeyey oo Deegaan Ku Ah Muqdisho oo Laga Helay Coronavirus Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Somaliya ayaa shaacisay iney heshay kiis cusub oo la xiriira xanuunka Corovirus. War kooban oo la soo dhigay bogga wasaaradda ayaa lagu lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug: Xoogga Dalka oo Kala Dhexgalayo Beelo Diriray Ciidamo ka tirsan Taliska 21-aad ee xoogga dalka ee deegaannada Galmudug ayaa maanta gaaray deegaannada xuduuda gobalka Galgaduud uu lawadaago dalka Itoobiya oo maalinimadii shalay ay ku dagaalamaeen labo maleeshiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xooggan oo Ka Kacay Garaash Ku Yalla KM-4 oo Lagu Guuleystay in La Damiyo Dab xooggan oo goor dhow ka kacay garaash ku yaalla agagaarka isgoyska KM-4 ayaa lagu soo waramayaa in lagu guuleystay damintiisa, waxaana daminta dabka ka qeyb qaatay gaadiidka dabdamiska ee…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Hadda Ka Dib Muqdisho Lagu Baari Doono Cudurka Coronavirus Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maanta uu si rasmi ah u shaqo bilaabay sheybaarka dhexe ee qaranka kaasi oo hadda wixii ka dambeeya lagu baari doono dadka looga shakiyo…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Coronavirus Dartii… Xawaaladaha Dalka oo Xaalad Adagi Ay Soo Wajahday Shirkadaha xawaaladuhu badanaa waxey u adeegaan qurba joogta qaraabadooda iyo asxaabtooda gudaha dalka jooga lacagaha usoo dira; in kastoo mararka qaar la arko ganacsato dalka gudihiisa ku sugan oo lacago…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka oo Sheegtay inaysan Garanayn Sababta Loo Xiray Agaasime Ka Tirsan Wasaaradooda Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo gelinkii dambe ee shalay shir jaraa’id ku qabatay magaalaada Muqdisho ayaa sheegtay in aysan ogeyn sababta ka dambeysa xariga loo geystay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheekh Shariif oo Baaq u Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya haddana ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran ayaa waxa uu baaq nabadeed u diray dadka ku dagaalamaya maamulada Jubbaland iyo Koonfur galbeed, isaga oo ugu baaqay in…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Booliska Puntland oo Qaad Ku Gubay Garowe, Digniinna u Jeediyay Dadka Ka Ganacsada Booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa habeenimadii xalay magaalada Garowe ku gubay Qaad si qarsoodi ah loo soo geliyey magaalada ka dib xanibaad horay uu maamulku u saaray kuna joojiyey keenista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 07-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa boggaadiyay dadaalada Mideynta iyo dib u heshiisiinta ka socota Galmudug. Puntland…