Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Sheeko:Amniga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyey magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi ayaa ka hadlay dhowr arrimood ay ka mid tahay mowqifka Somaliland ee ku aadan wadahadallada… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Sheegay in Dad uu Garanayo ay Muqdisho ugu Geeriyoodeen Coronavirus Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in cudurka Coronavirus uu dalka soo gaaray waxa uuna tilmaamay in dad uu garanayo ay xanuunka u geeriyoodeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda oo Kala Dhexgalay Maleeshiyo Beeleed Ku Dagaalamay Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa kala dhex galay Labo Malleeshiyo Beeleed oo ku dagaallamay degaanka Balli-cad oo dhaca xadka gobalka Galgaduud uu la wadaago dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Xildhibaanno iyo Wasiirro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Himilo Qaran oo Ku Guuleystay Dacwaddii ay Ka Gudbiyeen Hey’adda Duulista Soomaaliya Qareenadii u doodayay xisbiga Himilo Qaran ayaa warbaahinta waxa ay u sheegeen in dacwaddii ay ka gudbiyeen hey’adda duulista ay iyagu ku guuleyteen islamarkaana loo xukmiyay in lacag magdhaw ah…