Fanaan Cumar Shooli oo Geeriyooday Sheeko:Amniga Allah u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyoooday fanaanka caanka ah Cumar Cabdulle Shoolli. Fanaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho. Fanaanka oo xanuunsanayay labadii bilood… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka WHO oo Ka Digaysa Awoodda Faafitaanka Viruska Cronavirus Hay’adda caafimaadka adduunka WHO oo si gaar ah isha ugu haysa isbeddelka iyo saamaynta maalin kasta ka dhalanaysa cudurka dunida halakeeyey ee Corona Virus ayaa si adag uga digtay awoodda faafitaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland oo Baaq u Jeedisay Ganacsatada Kismaayo Wasiirka wasaaradda ganacsiga dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdinuur Cali Aadan ayaa ugu baaqay ganacsatada deegaanada Jubbland gaar ahaan kuwa magaalada Kismaayo in aysan qaaliyeeyn raashinka quutul daruuriga ah. Wasiirka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Somaliland oo Soomaaliya Ku Eedeysay Faro Gelinta Arimaha Gudaheeda Somaliland ayaa dawladda federaalka Soomaaliya ku eedeysay in ay faro galin ku hayso arrimaheeda gudaha, gaar ahaan xaaladaha la xariira tira koobka cudurka COVID-19,kaas oo kiisas la xariira ay shaacisay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cali Daahir Ciid oo Waxgaradka Cabudwaaq Kala Hadlay Dhameynta Xiisadda Gobolka Galgaduud Ee Dhanka Xadka Madaxweyne ku xigeenka DGGM, Cali Daahir Ciid ayaa maanta kulan la qaatay Golaha guurtida Dagmada Cabudwaaq, waxaa kulanka ku wehliyay Ugaaska Ugaas Maxamed Ugaas keyse, waxaa sido kale, qayb ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warsaxaafadeed: Maamulka Goobjoog oo Cambaareeyay Xariggii Loo Geystay Wariye Cabdicasiis Gurbiye Maamulka warbaahinta Goobjoog ayaa waxasaxaafadeed waxa uu ka soo saaray xariggii maanta magaalada Muqdisho loogu geystay wariye Cabdicasiis Gurbiye oo lagu xiray saldhigga degmada Hodan ee gobalka Banaadir iyaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Bandow Caawa Ka Billaabanaya Hirshabeelle Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Xilibaan, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Caawa Salaada Cisho wixi ka dambeeya degaannada Hirshabeelle uu ka dhaqan gali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 14-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Ciidamada Dowladda Somaliya oo Muqdisho ku xiray Agaasime ku xigeenka Warbaahinta Goobjoog. Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cabdicasiis Gurbiye oo Lagu Xiray Saldhigga Degmada Hodan ee Muqdisho Ku xigeenka Agaasimaha Goobjoog Media Group ayaa xabsi loo taxaabay , ka dib markii looga yeeray xarunta Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Cabdicasiis Axmed Gurbiye ku xigeenka Agaasimaha ayaa ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax khasaare geystay oo ka dhacay xaafadda Jamhuuriye degmada kaaraan ee gobalka Banaadir, waxaana qaraasi ka soo baxaya warar kala duwan. Sida Goobjoog News…