Madaxda Puntland oo Wakiillada Beesha Caalamka Kala Hadlay Coronavirus Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan hab maqal iyo muuqaal ah kula qaatay xubnaha Beesha Caalamka ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka Somalilnad iyo Guddoomiyaha Guddiga Ka Hortagga Coronavirus oo Ka Warbixiyey Covid-19 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiirada kaas oo ka qabsoomay habka maqalka iyo muqaalka, iyadoo golaha wasiirraduna shirka kaga qaybgaleen xafiisyadooda, taas oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna: DFS Waxay Galmudug Ku Abuuraysaa Al Shabaab iyo Daacish Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxda ururka Ahlu sunna ayaa waxa eedeyn kulul loogu jeediyay dowladda federaalka Soomaaliya waxaana Ahlu sunna ay sheegtay in dowladda ay doonayso inay Galmudug ku abuurto…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al Shabaab oo Fagaara Ku Yaalla Degmada Jamaame Ku Toogatay 6 Qof Dagaalamayaasha Al shabaab ayaa waxa ay fagaaro ku yaalla degmada Jamaame ee gobalka Jubbada hoose ku toogteen 6 qof oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen basaasiin la shaqeynaysay dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriyaha Dowladda u Xiran ee Cabdicasiis Gurbiye oo Ay Khatar Ku Jirto Xaaladdiisa Caafimaad Tifaftiraha Goobjoog News oo ku xiran amar ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ee Farmaajo, kuna xiran xabsiga dhexe ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi uu ku wajahayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ka Hadashay Askar Lagu eedeeyay inay Kufsi Ka Geysteen Deegaanka Janaale Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay eedeymo kufsi ah oo loo jeediyay askar ka tirsan ciidanka xoogga kuwaas oo todobaadyo ka hor la wareegay deegaanka Janaale…