Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisas Hor Leh oo COVID19 Ah Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta koror uu ku yimid kiisas xanuunka Coronavirus, wasaaradda ayaana sheegtay in 24-kii saac ee la soo dhaafay dalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaar ka Mid ah Wariyeyaasha Ka Howlgala Muqdisho Ayaa Maanta Barbar Istaag Ugu Sameeyay Gudaha Muqdisho Wariye Cabdicasis Axmad Gurbiye. Wariyaasha ayaa dalbaday in xoriyaddiisa uu dib u helo tafaftiraha Goobjoog Cabdi Caziiz Axmad Gurbiye oo maalintii sedexaad ku xiran amar xeer ilaalinta Dowladda Soomaaliya. Isku imaadkaan ayay wariyaashii ka…