Somaliland oo Muddo Hakad Gelisay Qaadkii Imaan Jiray Coronavirus Dartii Sheeko:Caafimaadka Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ahna guddoomiyaha guddiga ka hortagga faafitaanka xanuunka COVID-19 Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay in maanta uu soo gana gaboobay kuala ay la lahaayeen ganacsatada ka shaqeyso Qaadka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Webiga Jubba oo Fatahaad Ka Geystay Degmada Baardheere Ee Jubbaland Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ayaa sheegaya in wabiga Jubba ee mara degmadaasi uu xalay iyo saaka ku fatahay halkaasi, isla markaana uu geystay khasaarooyin kala duwan oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya oo Shaacisay Kororka Kiisas Cusub oo Coronavirus ah Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii laga helay cudurka COVID-19 ay geeriyoodeen, 41 xaaladood oo cusubna ay soo kordheen kadib baaritaanno lagu sameeyay dad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xoolaha Soomaalida oo Laga Qaaday Xayiraddii Suuqyada Sucuudiga Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseenoo maanta shir ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in lagu guulaystay in dib loo fasaxo xoolihii ka dhoofi jiray dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Isbedel Doonka Jubbaland iyo Madaxweyne Madoobe oo Heshiis Rasmi ah Gaaray Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo gaban gaboobay wadahadallo u socday madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe iyo golaha la magac baxay isbadal doonka Jubbaland oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Madaxweyne Trump oo Qalinka Ku Duugay Amar Lagu Hakinayo Kaarka Deganaanshaha Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu saxiixay amar madaxweyne oo uu si kumeelgaar ah ugu joojinayo ansixinta qaar ka mid ah kararka deganaanshaha Mareykanka ee green card-ka. Amarkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Karaantiishay Shaqsiyaad Looga Shakiyay Xanuunka COVID-19 Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee maamulka Puntland ayaa waxa aay shaaciyen inay karaantiil ku sameeyeen shaqsiyaad looga shakiyay inay qabaan caabuqa safmarka ah ee COVID-19 oo deegaannada Puntland laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka oo Geeriyooday iyo Guddoomiye Mursal oo Ka Tacsiyadeeyay Allaha u naxariistee waxaa dalka Jabuuti ku geeriyooday xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo ka mid ahaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha golahaasi Maxamed Mursal Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga Oo Wada Hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan ayaa ka wada hadlay hannaanka iskaashiga labada dal ee xakameynta iyo…