Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Wasiirro Cusub oo Ku Biiraya Golaha Wasiirrada Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowlada goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” ayaa maanta magacaabay labo wasiir oo cusub kuwaas oo ku biirayo wasiiradii dhowaan uu madaxweynaha magacaabay, madaxweynaha ayaana magacaabay wasiirrada Qorsheynta iyo… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Taliska Booliska Puntland oo Qaad Gubay Digniinna u Diray Dadka Ku Howlan Keenista Maandooriyaha Ciidamada ammanka dowlad goboleedka Puntland oo howlgal ay ka sameeyey gobolka Nugaal ayaa gacanta ku soo dhigay xirmooyin Qaad ah kaas oo si sharci darro ah Lagu soo galiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kororka COVID-19 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay korarka kiisas cusub oo ku aadan xanuunka Coronavirus ka dib markii bukaano hor leh baaritaanno lagu sameeyey waxaana la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaare Ka Dhashashay Madaafiic Maanta Ku Dhacday Muqdisho Tira Hoobiyaal ah ayaa maanta ku dhacay qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir oo daris la ah garoonka diyaaradaha Aadan Cade iyo xerada ciidamada Amisom ee Xalane.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog 26-4-2020-ka Kulan wcn oo wanagasan dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamij wareedka galabnimo ee Goobjoog qodobada ugu waa weyna waxaa ka mid noqon doona. Tira Hoobiyayaal ah oo maanta barqadii ku dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 13 Qof oo Cudurka Shuban Biyoodka ugu Geeriyootay Deegaanka Garasbaaleey Dad ka soo barakacay qaar ka mid ah gobalada dalka islamarkaana soo gaaray kaamamka ku yaal deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho ayaa xaaladdooda caafimaad aad looga deyrinayaa ka dib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdinuur Daahir: Suurtagal Ma Ahan in Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof iyo Cod Ah Cabdinuur Daahir oo ah cilmi baare iyo falanqeeye ka tirsan machadka talefeshinka qaranka Turkiga ee loo yaqaan TRT oo isagoo ku sugan magaalada Istanbul khadka Skyp-ka ugu warramay Goobjoog ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ilhan Cumar Oo Cabsi gelinta Haaruun Macruuf iyo Xarigga Gurbiye Ku Tilmaantay Halis Xildhibaan Ilhan Cumar oo Congress-ka Maraykanka ku metasha Minnesota ayaa qoraal ay soo saartay ku difaacday xuriyadda hadalka ee Soomaaliya iyada oo diiday cabsi-gelinta dowladda federaalka ah ku heyso weriye Haaruun Macruuf…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Booliska Soomaaliya oo Sheegay inay Qabteen Rag Hubeysnaa Qeybna Ka Ahaa Dibadbaxyadii Shalay Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ay ku sheegeen inay gacanta ku dhigeen rag hubeysnaa islamarkaana qeyb ka ahaa dadkii shalay magaalada Muqdisho ka dhigayay dibadbaxyada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Soomaaliland Oo Maanta La Filayo inuusan imaan Wax Qaad Ah Waxaa maanta la filayaa in la dhaqan galiyo amar horey uga soo baxay xukuumadda Muuse Biixi oo ku aaddanaa in laga bilabaao 26-4-2020 aan wax qaad ah la keeni Karin…