Wasaaradda Caafimaadka oo Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Ee Tagtay Gudaha Dalka Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo COVID-19 ah oo 40 kamid ah ay rag yihiin 14-na ay haween yihiin. Dhammaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Webiga Jubba oo Fatahaad Ka Samaayey Magaalada Baardheere Wabiga Jubba ayaa ku fatahay dagmada Baardheere ee gobolka Gedo kadib markii ay roobabka guga ee ka da’aya guud ahaan dalka buux dhaafiyeen wabiga sidaana uu karkaarrada ku jabsaday. Shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Afyare Cabdi oo Sheegay in Dalka Aysan Ka Dhici Karin Doorasho Qof iyo Cod Ah Prof Afyare Cabdi Cilmi oo barre ka ah jaamacadda Qadar islamarkaan wareysi siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay in dalka ay ka dhici karto doorasho qof iyo cod…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe iyo Xubno Ka Tirsan isbadal Doonka Jubbaland oo Maanta Dib Ugu Laabtay Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay wehelinayaan xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Sheekh Daahir oo kamid ah xubnaha isbadal doonka Jubbaland ee dhowaan heshiiska la gaaray maamulka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Tacsiyadeysay Geerida Agaasimihii Madbacadda Qaranka Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiis Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo dhamaan Madaxda Wasaaradda Warfaafingta ayaa si wada jir ah uga tacsiyadeeyay geerida Alle ha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddi u Gurmada Magaalada Qardho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa guddi u magacaabay magaalada Qardho ka dib markii magaaladaasi ay saameyn xooggan ku yeesheen roobab mahiigaana oo halkaasi ka da’ay. Roobabka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al Shabaab oo Fagaare Ku Yaalla Degmada Ceelbuur Ku Toogatay Saddex Qof Wararka naga soo gaaraya gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al shabaab ay fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur ay ku toogteen saddex qof oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madasha Xisbiyada oo Dalbatay in Baaritaan Lagu Sameeyo Wararka Sheegaya inuu Xiriir Ka Dhaxeeyo Hay’adda NISA iyo Al Shabaab Madasha xisbiyada qaran oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa waxa ay dalbatay in baaritaan lagu sameeyo wararka qaar ee sheegaya inuu xiriir ka dhaxeeyo hay’adda nabad sugidda qaranka ee NISA iyo…