Qaadkii Ugu Badnaa oo Maanta Lagu Gubay Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo ay wehliyaan Hey’addaha Garsoorka, Taliska Qeybta Galbeed ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Guddoomiyaha Degmada Wadajir ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shaqa Joojin Lagu Sameeyey Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Maxkamdda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyey guddoomihii maxakamadda gobolka Banaadir Muuse Macalin Cabdi, Guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed ayaa xilkaas si ku meel gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Hor Istaagay Wareegtadii Xilka Looga Qaaday Guddoomiyiihii Maxkamadda Racfaanka Shabeellaha Dhexe Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Horshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa war ka soo saaray xilka qaadista guddoomiyaha maxkamadda racfaanka Gobolka Shabeelaha dhexe Cali Cabdulle Nuur, Guddoomiyaha ayaa ku tilmaamay sharci daro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Gacanta Ku Dhigtay Burcad Dhac U Geysatay Gaari Siday Shixnado Ganacsi iyo Rakaabkii Saarnaa Ciidamada amniga gobolka Karkaar ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ku guuleystay ka dib howlgal qorshaysan in ay soo furtaan gaar xamuul ah oo habeenimadii xalay ay dhac u geysteen kooxo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Amb Nicolas Berlanga oo Ra’isulwasaare Kheyre Kala Hadlay Xorriyadda Saxaafadda Nicolos Berlanga u qaabilsanaha midowga Yurub ee Soomaaliya iyo Ra’isulwasaare Kheyre oo ku wada hadlay qaadka internedka ee vedio conference, ayaa ka wada hadlay xorriyatul qawlka, madax bannaanida saxaafadda xorta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug oo Ku Guuleystay Xalinta Colaado Ka Taagnaa Gobalka Mudug Geneneraal Cabdi Jamac cabdulle xabeeb oo ka tirsan saraakiisha amniga Galmudug iyo masuulkiyiin ka socday maamulkaasi ayaa ku guuleystay xallinta colaado ka jiray deegaanno ka tirsan gobalka Mudug . Deegaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare oo Shaqada Ka Joojiyay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulkiisa Wareekto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa shaqadii looga joojiyay wasiir dowlaha wasaaradda dastuurka maamulkaasi ee Saadaq Mukhtaar Cabdulle iyo guddoomiyaha maxkamadda farcfaanka gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Telecom Foundation oo Maanta Deeq Gaarsiisay Qoysas Danyar Ah Deeqdan ayaa Hay’adda Hormuud Telecom Foundation waxay maanta u qeybisay, ilaa 10kun qoys oo ka mid ah Qoysaska Barakacayaasha ku nool Magaalada Muqdisho gaar ahaan degaanka km-13 Qeybinta Deeqdan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir oo Sheegay inay Muqdisho Ka Bilaabeen Buufinta Coronavirus Maamulka Gobalka Banaadir oo uu hor boodayo duqa caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa waxa ay sheegeen inay magaalada Muqdisho ka bilaabeen olo’ole caasimadda looga buufinayo cudurka Coronavirus ee saameynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Baxay Madaxweyne Deni Guddoomiyaha cusub ee gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa waxa uu si kulul uga jawaabay hadal dhowaan ka soo baxaya madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni kaasi oo ku aaddanaa…