Shiikh Shaakir oo Ka Warbixiyey Safarka Madaxda Ahlusunna Ee Nairobi Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku sugan qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka Ahlusunna Waljamaca kuwaas ku sugnaa magaalada mudooyinkii dambe , waxaana ka mid ah madaxii hore xukuumadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle oo Bixiyey Amar Looga Gaashaamanayo Fataahada Webiga Shabeelle Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad goboleedka HirShabeelle Ali Gudlaawe Hussein oo ay wehliyaan Wasiiro Xildhibaano Gudoomiyaha Gobolka iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer indha indheyn ah ku tagay Tuulada beyxaaw oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyihii Degmada Shibis oo Xilka Laga Qaaday Xabsigana Loo Taxaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii degmada Shibis C/raxmaan Sayid Cali sabab la xiriirta eedeeyn musuq-maasul. Guddoomiyaha xilka laga qaaday oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey Ee COVID-19 Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiyo Abiikar Nuur oo maanta shir jaraaid qabatay ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey dalka ee xanuunka Coronavirus iyadoo shacabka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Mareykanka oo Qalab Caafimaad Ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Deeqdan caafimaad oo ah deeqdii ugu horeysay ee noooceeda ah ee ka timid Dowladda Mareykanka ayaa maanta lagu wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, taasi oo loogu talagalay in lagula tacaalo xanuunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 20-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Faah-faahinno kala duwan oo ka soo baxaya laba Qarax oo barqabbinadii maanta ka dhacay qaybo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Muddo Kordhin U Sameeyay Madaxweyne Laftagareen Waxaa maanta baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay muddo kordhin u sameeyeen madaxweynaha maamulkaasi Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo wax ka yar saddex sanno ay uga harsan tahay muddo xil heyntiisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kal Fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Labaddiisa Gole oo Dib Loo Dhigay Qoraal si wada jir ah uga soo baxay guddoonka labada baarlamaan ee federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu go’aamiyay in dib loo dhigo kal fadhiga 7-aad ee baarlamaanka labada aqal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amar Ka Soo Baxay Maamulada Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo Ka Dhaqan Galaya Waxaa Bandow lagu soo rogay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug oo ay isla maamulaan Puntland iyo Galmudug, waxaana lagu soo waramayaa in bandowga lagu rogay magaaladaasi la filayo in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Howlgal Ka Sameeyay Deegaanno Ka Tirsan Jubbada Hoose Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, Guutada 16-aad ururka 5-naad ee kumaandooska Danab ayaa howlgal ka fuliyay tuulooyinka Cabdi Dhore iyo Beerxaani oo qayaasti 50 (KM)dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee…