Qarax Ay Waxyeelo Ka Soo Gaartay Askar Ka Tirsan Ciidanka Dowladda oo Ka Dhacay Shabeellaha Hoose Sheeko:Arrimaha Amniga Wararka naga soo gaaraya degmada Awdheegle ee gobalka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in degmadaasi qaraxyo lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya. Sida ay xaqiijiyeen dadka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Puntland oo Caawa Shaacisay Kiiskii Ugu Horeyey Coronavirus Wasaaradda caafimaadka Dawlad goboleedka Puntland ayaa caawa shhaacisay in qofkii ugu horeyey laga helay xanuunka Caoronavirus kaas oo ku sugan Puntland sida caawa ay ku dhawaaqday wasaaradda caafimaadka. Qoraalka kooban…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dawladda Soomaaliya oo Gacanta Ku Dhigtay Qaad Dooni Lagu Keenay Ciidamada xoogga dalka qeybta 27-aad ayaa maanta gacanta ku dhigay Qaad laga soo deejiyey Dekadda Ceel Macaan ee gobolka Shabeellaha dhaxe iyadoo la doonayey in si sharci darro ah loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cabsi Laga Qabo Webiga Shabeelle Inuu Ku Fataho Magaalada Jowhar iyo Ka Hortag Socda Wasaaraadda Beeraha iyo waraabka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo kaashaneysa Bulshada Jowhar ayaa dib u dayactir ka billowday goobo looga cabsi qabo inuu fatahaad ka sameeyo Wabiga Shabeelle, maaddaama xiligaan lagu guda…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Xaaladda Colaadeed Ee Gobolka Sanaag Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay xaaladda colaadeed ee kasoo cusboonaatay deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka Sanaag, sagoo bulshada la wadaagay tallaabooyin dhinaca taxadarka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 19-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay deegaan hoostaga Gobolka Sanaag. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Oo Sameeyay Magacaabis Siciid deni hoggaamiyaha maamulka Puntland oo sameeyay magacaabis ayaa waxa uu taliye ku xigeenka qeybta booliska gobalka Karkaar u magacaabay Gaashaanle sare Jaamac Cismaan Axmed. Haddaba halkaan ka akhriso magacaabista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland Oo Xaqiijisay Kiis Coronavirus Ah Xukuumadda Muuse Biixi ee Soomaaliland ayaa maanta waxa ay oo saartay war ku aaddan kiis cusub oo Coronavirus ah kaas oo laga helay deegaanada maamulkaasi, iyadoo horay Soomaaliland looga xaqiijiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo Kordhinaya Goobaha Lagula Tacaalayo Xanuunka Coronavirus Maamulka uu hoggaamiyo madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni ee Puntland ayaa waxa uu kordhinayaa goobaha caafimaad ee loogu talagalay in lagula tacaalo cudurka Coronavirus ee dunida oo idil saameeyay. Guddiga ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga oo Xayiraaddii Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida ee Loo iib Geyn Jiray War kooban oo kasoo baxay dalka Sucuudiga ayaa lagu sheegay in si rasmi ah xayiraaddii looga qaaday xoolihii Soomaalida ee loo iibgeyn jiray. Warkan oo lasoo dhigay barta Twitterka Wasaaradda…