Warsaxaafadeed: Maamulka Goobjoog oo Cambaareeyay Xariggii Loo Geystay Wariye Cabdicasiis Gurbiye Sheeko:Dalka Maamulka warbaahinta Goobjoog ayaa waxasaxaafadeed waxa uu ka soo saaray xariggii maanta magaalada Muqdisho loogu geystay wariye Cabdicasiis Gurbiye oo lagu xiray saldhigga degmada Hodan ee gobalka Banaadir iyaga oo… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bandow Caawa Ka Billaabanaya Hirshabeelle Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Xilibaan, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Caawa Salaada Cisho wixi ka dambeeya degaannada Hirshabeelle uu ka dhaqan gali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 14-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Ciidamada Dowladda Somaliya oo Muqdisho ku xiray Agaasime ku xigeenka Warbaahinta Goobjoog. Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cabdicasiis Gurbiye oo Lagu Xiray Saldhigga Degmada Hodan ee Muqdisho Ku xigeenka Agaasimaha Goobjoog Media Group ayaa xabsi loo taxaabay , ka dib markii looga yeeray xarunta Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Cabdicasiis Axmed Gurbiye ku xigeenka Agaasimaha ayaa ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax khasaare geystay oo ka dhacay xaafadda Jamhuuriye degmada kaaraan ee gobalka Banaadir, waxaana qaraasi ka soo baxaya warar kala duwan. Sida Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka oo Deeq Caafimaad Soo Gaarsiisay Soomaaliya Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde soo caga dhigatay diyaarad ka timid dalka Imaaraadka Carabta oo sidday deeq caafimaad taas oo lagu caawinayo ummadda Soomaaliyeed. Masuuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle oo Ciidamo Geysay Xadka Gobolka Hiiraan Ee Itoobiya Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ciidamo geysay xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago dalka Itoobiya sababo la xariiro xanuunka Coronavirus, ciidamada la geeyey xadka ayaa isugu jiro Milatari iyo Boolis kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Hadashay Xanuunka Coronavirus Madasha xisbiyada qaran ee dalka ayaa war ka soo saartay xanuunka Coronavirus kaas oo ka dilaacay dalka lagana diiwaan geliyey kiisas dhowr ah, oo isugu jiro dhimasho iyo kuwo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Oo Xaqiijisay Korarka Kiisas Cusub oo COVID-19 Ah: • Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 35 xaalad oo cusub oo COVID-19 ah 24kii saac ee ugu dambeysay. Xaaladaha cusub 32 kamid ah waxay ku suganyihiin magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Amaray Xiritaan Xadka Gobolka Hiiraan Ee Dalka Itoobiye iyo Joojinta Qaadka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Caasimada ah ee Jowhar kulan kula qaatay Guddiga Ka Hortaga Caabuqa Coronovirus ee Covid 19, iyadoo kulanka looga hadlayay…