Dowladda Soomaaliya Oo Bandow Habeenkii ah Ku Soo Rogtay Magaalada Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa caawa shaaciyay in si dadka looga badbaadiyo qatarta COVID-19, dowladda Federaalka Soomaaliya ay go’aamisay laga bilaabo fiidnimada Arbacada ah, April 15,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Cadaaladda Hirshabeelle Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Cadaaladda Hir-shabeelle Marxuum Khaliif Muumin Toloxow oo goordhoweyto u geeriyoodey Caabuqa Covid-19. Madaxweyne Deni ayaa qoraalkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Wasiiru Dowlihii Cadaaladda Hirshabelle Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii, Shacbiga, iyo Shacbiga Hirshabelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee wasiiru dowlihii cadaaladda Hirshabelle xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle oo Baaq Coronavirus Ku Aadan U Dirtay Federaalka Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa baaq u diray dowladda federaaka Soomaaliya, sidoo kale waxaa uu xusay in Hirshabeelle ay ka jirto dhibaato iyo cabsi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Gaalkacyo oo Yeelaneyso Gole Deegaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Kaariye Qoorqooq ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ,guddiga madaxweynaha uu magacaabay oo ka kooban 13 ayaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Qaad Lagu Gubay Gobolka Bari Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa gubay xirmooyin Qaad ah kaas oo si sharci darro loo soo geliyey Puntland ka dib go;aanno maamulkaasi horay uga soo saaray in la keeno…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiir Muqdisho Ugu Geeriyooday Coronavirus Sida ay Goobjoog News u xaqiijisay wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya qofkii labaad ayaa xanuunka COVID-19 ugu geeriyoday magaalada Muqdisho oo lagu karaantiilay. Allah u naxariistee muwaadinka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog oo ka Cabanaysa Xadgudub ay Kala kulmaan Wasiir Khadijo Diiriye Iyo Guddoomiye Cabdiqani Carab Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta ee Soomaaliya Cabdiqani Siciid Carab oo shir jaraa’id qabtay khamiistii 9-ka bishan ayaa sheegay in iyada oo la fulinayo go’aan hore oo ay wasaaradda cayaaraha ka qaadatay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda 60 Sano Guurada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Maanta ciidamada xoogga dalka ee JFS waxaa ay u dabaaldegayaan sanad guurada 60-maad ee markii la aasaasay, waxaana munaasabado lagu qaban-doonaa qeybo badan oo dalka ah. Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin Dheeraad oo Laga Helayo Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sanaag Wararka naga soo gaarayo gobolka Sanaag ayaa sheegayo in saakay dagaal ka bilowday deegaan lagu magacaabo Waqadariya oo dhaca galbeedka degmada Laasqoray ee gobolkaasi. Dagaalka oo bilowday saakay aroor hore…