Wasaaadda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Ee Tagtay Gudaha Dalka Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka xukuumadda fedraalka dalka ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 51 xaalado cusub oo COVID-19, 10 ruux ay bogsooseen hal qofna… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qareenka Warbaahinta oo Warqad Cabasho Ah U Diray Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha Qareen Daahir Maxamed Cali oo ah qareen u dooda hay’adaha warbaahineed ee gaarka loo leeyahay iyo ururada saxaafadda ayaa waxa uu warqad cabasho ah u diray madaxda ugu sareysa dalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxaafadda Soomaaliya oo Weerar Wajeheysa Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, Anagoo ah hay’adaha hoos ku saxiixan ahna wakiilada suxufiyiinta iyo warbaahinta madaxa-bannaan, waxaan aad uga walaacsanahay handadaadaha, weerarada, iyo cagajugleynta ka dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiddiga Kooxda Arsenal ee Mesut Ozil oo Gargaar Afur Ah ka Qeybinaya Magaalada Muqdisho Laacibka khadka dhexe ka ciyaara ee Mesut Ozil ayaa gargaar loogu talo galay bisha Barakaysan ee Ramadaan waxa uu ka qeybin doonaa meelo ay ka mid tahay Magaalada Muqdisho ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Gurmad Degdeg Ah U Diraysa Deegaanka Bacaadweyn Ka Dib Daadad Ku Rogmaday Deegaankaasi Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey gurmad deg-deg ah oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaarsiinayso Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland oo Faahfaahisay Dagaal Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Gaalkacyo Guddoomiyaha gobalka Mudug dhinaca Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Gaalkacyo kaas oo wararka qaar ay sheegayeen inuu u dhaxeeyay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Saadaasha Fatahaadaha iyo Daadadka Bisha May ee Dalka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa manta soo saartay warbixinta sadaasha fatahaadaha iyo daadadka roobka Guga ee bisha May oo dhan. Warbixin ka kooban ilaa shan bog ayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka James Swan oo ah Ergeyga QM oo Boorriyay Ixtiraamka Xorriyadda Saxaafadda ee Soomaaliya Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay suxufiyiinta Soomaaliyeed in ay awood u yeeshaan in ay shaqadooda u gutaan si xor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka FESOJ oo Soo Bandhigtay Dhibaatada Lagu Hayo Saxafiyiinta, Diiddeyna Xakameynta Xuriyadda Hadalka Federation of Somali Journalists(FESOJ) ayaa qoraal sanadle ah waxaa ay ka soo saartay heerka xuriyadda hadalka ee Soomaaliya iyada oo soo bandhigtay warbixin faahfaahsan oo arrinkan la xiriirta. Sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dunida oo Laga Xusayo Maalinta Xuriyadda Saxaafadda Waxaa maanta May 3, dunida oo dhan laga xusayaa maalinta xuriyadda saxaafadda iyaga oo la badinayo wacyigelinta arrinkan la xiriirta, waxaa sidoo kale dowladaha looga digayaa iney ku xadgudbaan xuriyadda…