Wafdi Ka Socday Dowladda Soomaaliya oo Hiiraan u Tagay Qiimeynta Khatarta Fatahaada Webiga Sheeko:Baarlamaanka Wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalda Balaweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, wafdiga ayaana si diiran loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Ugaas… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Dowlad goboleedyadaya Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliayay xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo Kawada Hadlay Diyaaradda Ku Burburtay Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo kan Kenya Uhuru Kenyatta oo kuwada hadlay khadka taleefanka ayaa waxa ay kawada hadleen diyaradda ku burbrutay gudaha Soomaaliya gaar ahaan degmada Bardaale ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Roobab Dabeylo Watay oo Khasaare Geystay oo Ka Da’ay Dhuusamareeb Roobab Dabeylo wata oo ka da’ay Magaalada Dhusamareb ayaa Sababay khasaare isugu jira Barakac iyo Guryo dumay waxaana Daadadku ay go’adoomiyeen Xaafado ka mid ah Magaalada sidoo kale waxaa hakad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Milkiilaha Diyaaradda Ku Burburtay Bardaale oo Goobjoog uga Warramay Sida Ay Wax U Dhaceen Xildhibaan Cabdiraxmaan Aadan Ibbi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka golaha shacabka kana mid ah saamileyda diyaaraddii shalay ku burburtay degmada Bardaale ayaa waxa uu Goobjoog News uga warramay diyaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyihii Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo Iscasilay Waxaa maanta si lama filaan ah isku casilay taliyihii ciidamada ilaalada Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland Gaashaanle sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf, taliyaha ayaana saxaafada la wadaagin sababta keentay inuu baneeyo xilkii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Dowladda oo Soo Saaray Miinooyin Lagu Aasay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Hoose Hawlgal ay saakay Ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan inta u dhaxaysa Degmada Awdhiigle iyo deegaanka KM 50. ayaa waxa ay ku burburiyeen Miinooyin ay Al-Shabaab …
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Shire: Dowlad Wariyaha u Xirto Ama u Jirdisho Maxaad Warkaas u Sheegtay Waa Dowlad Xun Madaxa hey’adda difaacda difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee bariga Afrika Xasan Shire oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxaa uu ka hadlay madax bannaanida saxaafadda iyo xoriyatul qawlka hadalka waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goodax Barre oo Bahda Waxbarashada iyo James Swan Kala Hadlay Saameynta COVID-19 uu Ku Yeeshay Waxbarashada Dalka Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare Mudane ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet-ka kulan kula qaatay masuuliyiinta Dalladaha Waxbarashada Dalka iyo danjire James Swan. Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wariye Saciid Yuusuf oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Ururada Saxaafadda oo War Ka Soo Saaray Dilka Wariyaha Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye Saciid Yuusu Cali oo ka tirsanaa talefeshinka Kalsan waxaana dilka wariyaha canbaareeyay ururada u dooda saxaafadda. Dilka wariyaha oo ka…