Deeq Lacageed oo La Gaarsiiyey Qoysaskii Ka Barakacay Magaalada Baardheere. Sheeko:Amniga Guddiga gurmadka Fatahaadaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa maanta deeq lacageeed waxaa ay gaarsiiyeen qoyskii ku waxyeeloobay fatahaadda Webiga Jubba uu dhowaan uu ka sameeyey magaalaasi. Deeqdaan Lacageed ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Ka Tirsan Hirshabeelle oo Geeriyooday Halka Madaxweyne Waare uu Ka Tacsiyeeyey Allah u naxariisto waxaa maanta magaalada Jowhar ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ku geeriyooday wasiirkii dhaqan cellinta Maleeshiyaadka maamulkaasi. Allah u naxariistee Axmed Cumar Gaaboow ayaa ahaa wasiir iyo xildhibaan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Baladwene Gaarsiiyey Agab Lagu Xakameynayo Fatahaada Webiga Wasiirka Boostada isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan oo goor dhaw la hadlay hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliyeed ay wado dadaalo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda oo Soo Saartay Hab Cusub oo Lagula Tacaalayo Covid-19 Dowladda Oo Daah furtay Hab Fududeynaya In Gurmad iyo Talooyin Caafimaad Ay Helaan Dadka Isku Arka Astaamaha COVID-19 Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furtay Application-ka Badbaado449…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland oo War Ka Soo Saartay Xirashada Niqaabka Ee Haweenku Isticmaalaan Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay amarro ku wajahan bulshada ku dhaqan deegaannada Jubbaland waxaana amarku si gaar ah u samaynayaa Haweenka oo looga digay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Kismaayo Dib ugu Soo Laabtay Madaxwayne ku xigeenka koobaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayyid Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay maaalada Kismaayo kadib safar shaqo oo uu mudooyinkii dambe ugu maqnaa gobolka Gedo iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo La Wareegay Saldhigga Cusboole Ee Degmada Deyniile Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ay wehliyeen taliyaha qeybta Booliiska ee Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Maxamed iyo taliyaha qeybta galbeed ee Booliiska Gshaanle Dhexe Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladaha Cusub Ee Ka Soo Kordhay Coronavirus Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 55 xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kaftan Ibraahim “Waan Ku Faraxsanahay Soo Joogitaanka Kooxda Horseed” Kabtanka kooxda Horseed Ibraahim Cabdi Maxamed ayaa heshiisa cusub u saxiixay kooxdiisa wuxuuna sheegay tan iyo markii uu kaga soo biiray naadiga Gaadiidka uu horomar wanaagsan iyo guulo waaweyn ee…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorasho 2020/21: Prof Afyare, Cabdinuur Daahir, Faysal Rooble iyo Xaliimo Yarey oo Ka Hadlay Suurtagalnnimada Qabsoomidda Iyada oo dalku uu ka jiro Covid 19, baarlamaanka federaalka ah oo fasax tahay ayaa hadana waxaa dhow doorashada 2020/2021 oo ay aheyd in xilliga ay meel fiican mareyso. Haddaba…