Mareykanka: $6 million oo Ayaan u Qoondeynay Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 Sheeko:Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay Soomaaliya ka taageerayaan doorashada guud ee 2020/2021 balse aaney u yeerin-doonin. Ambassador Yamamoto oo ah safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheeko muuqaal ah uu la… 1 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Jawaabta: Ma Dhici Kartaa Doorasho Qof iyo Cod Ah 2020/2021? Iyada oo dalku uu ka jiro Covid 19, baarlamaanka federaalka ah oo fasax tahay ayaa hadana waxaa dhow doorashada 2020/2021 oo ay aheyd in xilliga ay meel fiican mareyso. Haddaba Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 59 oo Covid 19 La Xanuunsan, 2 Wasiir ayaa Ku Jirta Tan iyo markii qalabka lagu baaro cudurka Covid 19 la geeyey dowlad goboleedka Puntland, waxaa laga helay kiisas badan. Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo xalay ka warbixiyey tirada…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Qof labaad oo Puntland Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid19 Halka La Helay Korarka Kiisas Cusub Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in qof labaad uu geeriyooday xanuunka COVID-19 wasaaradda ayaana intaas ku dartay in ruuxaan horay loogu arkay calaamadaha Coronavirus ka dib wasaaraddu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Socda Magaalada Baladwene Ka Dib Markii Webigu Fatahaad Bilaabay Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegay in saaka magaaladaasi ay ka barakaceen dad badan, ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah magaaladaasi oo…