Taliyihii Booliska Dhuusamareeb oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababtii keentay iscasilaaddiisa Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa xalay saq dhexe xilkii iska casilay taliyihii booliska Dhuusamareeb dhame Burhaan Axmed isaga oo faahfaahin ka bixiyay sabatii keentay iscasilaaddiisa. Taliyaha oo isla xalay shir jaraa’id ku qabtay caasimadda… 1 daqiiqo