Madaxweyne Deni oo Ka Warbixiyey Kulan uu La Qaatay Dowladda Dhexe iyo Beesha Caalamka Sheeko:Amniga Warbixin kooban oo ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa faahfaahin looga bixiyay kulan maqal iyo muuqaal ah, oo khadka internet-ka ku dhexmaray Ra’iisul wasaare Khayre, madaxweyne… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Ammaanka oo Boosaaso Ku Qabtay Rag oo Lagu Shakiyay Daacish iyo Al-Shabaab Ciidamada Ammaanka dowlad goboleedka Puntland oo howlgallo ka sameeyey magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegtay gacanta ku dhigay illaa saddex nin oo looga shakiyey inay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland, Beesha Caalamka iyo Dowladda Dhexe oo Kawada Hadalay Gurmadka Qardho Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo adaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlaay isku dubaridka u gurmashada magaalada Qardho ee gobolka Karkaar oo ay ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Danab oo Sheegay in Saraakiil Ajaanib iyo Soomaalia ah oo Ka Tirsan Al-shabaab Lagu Dilay Jubbada Dhexe Ciidamada Kumandoska Somaaliya ee Danab ayaa sheegay iney weerareen degaanka Carabow oo 50-km u jira degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada dhexe, iyaga oo sheegay in ay khasaare ugu geysteen Al-shabaab.…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Jabuuti oo Sheegtay in 7-Bil Ka Hor Ay Dhiibtay Lacagtii Gurmardka Baladweyne Guddiga Gurmadka Fatahaadihii ka dhacay magaalada Beleweyne ayaa 7-dii bishan laanta Afka Soomaaliga ee VOA u sheegay in lacag gaareysa $600,000 oo ay dowladdu Jabuuti ugu deeqday dadka ay fatahaaduhu…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeel Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 35 xaaladood oo COVID-19 ah ka dib maanta wasaaradda caafimaadka baaritaanno ay …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad Saameyn u Geystay Beeraleyda Magaalada Xudur Ee Gobolka Bokool Beeraleyda Degmada Xuddur ee gobolka Bakol ayaa marlabaad dalagooda ku baaba’ay roobab daadad watay oo nawaaxiga xuddur ku da’ay iyadoo sanadkaan roobabka Gugg’a ay si wanaagsan ay uga da’ayaan guud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 7 Qof oo Ku Geeriyootay Roobabkii Xalay Ka Da’ay Caasimadda Dalka Roobab xooggan oo xalay caasimadda ka day’ay islamarkaana socday kudhawaad saddexx saacadood ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, burbur hantiyadeed iyo barakac ay bilaabeen dadkii uu saameynta ku yeeshay roobabkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga UPD oo Sheegay inay La Xisaabtami Doonaan Masuuliyiinta DF ee Xayirtay Safarkii Senator Fartaag Qoraal ka soo baxaya xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxmuud ee UPD ayaa waxaa lagu sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan masuuliyiinta dowladda federaalka ee shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Geystay oo Ka Da’ay Muqdisho Waxaa Xalay Magalaada Muqdisho ka da’day ma hiigaan ahaa, oo daad watay kaas oo keenay in ay ka dhalato dhibaato naf iyo maal leh. Xaafado ka tirsan Muqdisho oo la…