Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkmadda Racfaanka Sheeko:Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 65 xaaladood oo COVID-19 ah, 5 qofood oo xanuunka ka boqsootay iyo hal bukaan oo u geeriyooday. Marwo…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Hay’adda FAO Kala Wareegtay Diyaarado Lagula Dagaalamo Ayaxa Masuuliyiinta wasaaradda beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa juhdi badan ku bixiyey sidii Soddon sano kadib ay Soomaaliya u heli laheyd diyaaradahaan loogu talo galay in lagu buufiyo Ayaxa si loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Deni Oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada iyo Ku-xigeenkiisa Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay Taliyaha ciidamada ilaaalada Madaxtooyada iyo Taliye ku xigeenkiisa. Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni ayaa G/Sare Cismaan Cumar Maxamed u magacaabay Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Webiga Shabeelle oo Ku Fatahay Tuulooyin Ka Tirsan Degmada Jalalaqsi Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi, ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in tuulooyin badan oo hoos yimaada uu ku fatahay Webiga Shabeelle. Maamulka deegaanka iyo dadka ayaa bilaabay in ay iska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Diiwan Gelisay 14 Kiis oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in manta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Waxaan Bilownay inaan Dib U Habeyn Ku Sameyno Sugidda Amniga Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa waxa uu shaaciyay inay dib u habeyn ku sameeyeen sugidda amniga deegaannada maamulkaasi maadaama lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan islamarkaana ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mileteriga Soomaaliya oo Sheegay inay Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Howlgal ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanno u dhexeeya degaanka Janaale iyo degmada qoryooleey ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay ku dileen sarkaal dagaalamayaasha Al shabaab u…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahin: Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Federaalka Ah oo Xalay Ku Dagaalamay Muqdisho Waxaa faahfaahinno dheeraad ah laga helayaa dagaal xalay ciidan kawada tirsan dowladda federaalka ah ku dhexmaray magaalada Muqdisho kaas oo la tilmaamay inuu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Xooggan oo Al Shabaab iyo Ciidanka AMISOM Ku Dhexmaray Shabeellaha Hoose Wararka aan ka helayno deegaanka lambar 60 ee gobalka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saacadihii la soo dhaafay uu dagaal aad u qaraar ku dhexmaray ciidanka AMISOM…