Weriye Gurbiye oo Wareysi Taariikhi Ah La Yeeshay Cali Berdura oo Ka Tirsanaa 13-kii SYL Sheeko:Dalka Maanta waa 77 sano guuradii kasoo wareegatay aasaaskii ururkii wadaniga ahaa ee SYL. Munaasabaddan iyo maalinta dhalinyarada darteed, Goobjoog News waxaa ay ku maamuseysaa wareysi taariikhi ah oo laga soo qaaday… 6 daqiiqo