Khubaro Mareykan ah oo Sheegay in ay Heleen Daawo Looga Hortagi Karo Coronavirus Sheeko:Caafimaadka Koox Saynisyahanno oo ka tirsan shirkadda Cilmiga bayoolajiga Mareykanka ee fadhigeeda yahay California ayaa ku dhawaaqay in ay heleen daawo loga hortigi karo Cudurka Corona Virus. Madaxda sare ee Shirkadan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Guddiga Ka Hortagga Coronavirus Ee Somaliland oo Dib U Fasaxay Qaadka Guddiga ka hortagga iyo wacyigelinta Coronavirus ee Somaliland ayaa maanta dib u fasaxay in deegaannada Somalailand uu imaan karo Qaadka ka imaan jiray dhanka dalka Itoobiya oo dhowaan guddiga uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhoweysay Xarig Internet oo Dalka Ku Xiri Doona Yurub, Bariga Dhexe iyo Afrika Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo dhoweeyay mashruuca xarigga internetka 2Africa, oo la filayo inuu noqdo mid ka mid ah kuwa ugu dheer xargaha…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Qatar oo Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Ku Wareejisay Agab Caafimaad Diyaarad ciidan oo ay leedahay dowladda Qatar islamarkaana sidday qalabka looga hortago faafitaanka cudurka COVID 19 ayaa galabta soo cagadhigatay garoonka caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana deeqdaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 48-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 73 xaaladood oo COVID-19 ah, 13 qofood oo xanuunka ka bogsootay iyo 2 bukaan oo u geeriyooday. Marwo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Ku-xigeenkiisa Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus iyo ku-xigeenkiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Muxuu Guddoomiyihii Hore Kooxda Elman Isku casilay Guddoomiyaha hore Naadiga Kubbadda Cagta Elman, Cabdirisaaq Faarax Cumar (Goroje) ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka guddoomiyenimada, kaddib muddo 2 sano ah oo uu xilkaas hayay. Mudane Goroje…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Heshiis La Dhex Dhigay Beelo Ku Dagaalamay Gobalka Mudug Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka General CabdiCasiis Cabdilaahi Cabdi Qooje ayaa sheegay in lagu guulestay heshiis hordhac ah oo la dhax dhigay beelo ku dagaalamay deegaanka Laas-Gacameey oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Dalbatay in Dib Loo Dhigo Dacwadda Badda iyo Dowladda Soomaaliya oo Ka Biyo Diiday Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay markale dalbatay in dib loo dhigo dacwadda badda ee u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya taas oo taal maxakmadda cadaaladda adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland: 19 Qof oo Cusub ayaa Laga Helay Xanuunka Coronavirus Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…