Madaxweyne Trump oo WHO Ku Tilmaamay ‘Eey uu Wadwato Shiinaha Sheeko:Caafimaadka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Ha’yadda Caafimaadka Adduunka inay tahay ‘eey uu wad wato Shiinaha’, hadalka Trump ayaa imaanaya xilli WHO uu u socdo kulan labo maalmood qaadanaya… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Degmada Xudur oo Ka Cabanaya Saameynta Xagga Nolosha ah uu Ku Yeeshay Cudurka COVID-19 Dadka danyarta ah iyo ganacsatada magaalada Xudur ayaa si wadajir ah uga cabanaya saameynta cudurka safmarka ah ee COVID 19 uu ku yeeshay nolosha. . Suuqyada lagu iibiyo raashiinka quutul…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay xanuunka Karoona ka bogsoodeen 15 qof taaso oo tirada guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senator Cabdi Qeybdiid iyo Mas’uuliyiin Kale oo Ku Guuleystay Daminta Colaad Ka Bilaabatay deegaan Hoostaga Gaalkacyo Wafdi uu hogaaminayo Senatar Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid isla markaana ay qeyb ka yihiin maamulka Gobolka Mudug kan degmada Gaalkacyo ayaa gaaray Degaanka Taarroge oo dhanka galbeed uga aadan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka WHO oo Agab Looga Hortago Covid-19 Gaarsiisay Jowhar Hay’adda Caafimaadka aduunka ee magaceeda lusoo gaabiyo WHO ayaa maanta qalab caafimaad oo ka kooban maaska afka lagu xirti gacmo gashi iyo agabyo kale oo dhammaan looga hortago cudurka sarmarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimo Koror Laga Dareemayo Suuqyada Qudaarta Ee Magaalada Jowhar. Qiimaha lagu kala iibsado qudaarta nuucyadeeda kal duwan ee suuqyada magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa kac ku yimid sare u kac ka dib markii uu saameeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gobolka Banaadir oo Saxiixday Mashruuc Lagu Caawinayo Dadka Danta Yar Ee Ku Nool Caasimadda Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada Sadiiq Xirsi warfaa ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday mashruuc lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Xoogga oo Howlgal Ka Sameeyay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Mudug Ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Danab ayaa xalay Howlgal qorshaysan waxa ay ka sameeyeen deegaanka Wargalo oo hoostaga Degmo Xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug. Howl-galkaan ayaa ahaa mid…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Toddobaadka Ciribtirka Covid-19. Guddoomiyaha guddiga wacyigalinta Covid-19 ahna Wasiirka Wafaafin dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xaiyr Maareeye ayaa shaaciyay in guud ahaan demmooyinka Gobolka Banaadir laga bilaabi doono ololaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Machadka Hiraal: Dilalka Qorsheysan iyo Weerarka Bustooladaha oo Batay 4-tii Bil ee Tagay Machadka arrimaha amniga wax qora ee Hiraal oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa qoraal 4 bille ah uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in ay kordheen dilalka qorsheysan ee…