Milkiilaha Amiin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen
Sheeko:War

Aasaasaha shirkadda si lacagta laโaanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli aaney caddeyn sababta iyo goobta la geeyey.
Goobjoog News