Dowladda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday In Maalinta Bari Aysan Ciid Aheyn Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya ayaa caawa ku dhowaaqday in maalinimada barito ay tahay maalinta ugu dambayso bisha Ramadaan lana ciidi doono maalinimada Axadda ay tahay 1-da Shawaal oo ku aadan 24-5-2020-ka. War… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoyska Coldoon: Cabdimaalik Lama Sii Deyn Qoyska weriye Cabdimaalik Coldoon ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in uu weli xiran yahay oo aan laga deyn xabsiga. Mubaarik Coldoon iyo qaar kale oo ka tirsan qoyska ayaa xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya oo Bilaawday Soo Daad-gureynta Muwaadiniinta Ku Xaniban Dalalka Caalamka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday in ay dalka dibaddiisa ka soo daadguraysato muwaadiniinteeda in ka badan muddo bil uga xayirnaa howlaha socdaal joojinta la xiriirta la…