Wasaaradda Caafimaadka oo Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey Kororka COVID-19 Ee Gudaha Dalka Sheeko:Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa soo saartay warbixinta maalinlaha ah ee COVID19,waxaana ay ku sheegtay in wasaaraddu xaqiijisay in la helay kiisas… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland oo Ka Falcelisay Hadalkii Ka Soo Yeeray Wakiilka Midowga Afrika Francisco Madeira Madaxweyne Ku xigeenka 1aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid aadan iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay si kulul u cambaareeyeen hadalkii…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirro Dhowaan Madaxweyne Deni uu Magacaabay oo La Dhaariyey. Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiirro iyo Wasiirro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo galabta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyey.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guuleed: Doorashooyinka Waa in ay Ku Dhacaan Xilligooda Dastuuriga ah Mar walba oo la gaaro xilli kala guur ah ama gunnaanadka muddo xilleedka dowladda markaasi jirta waxaa bilaawda cabsi iyo guux ku saabsan mudo korarsi. Fikirkaan inta badan waxaa curiya…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ilhaan Cumar “ Waan Guuleysannay ” Xildhibaanka Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa axaddii heshay taageerada Democratic–Farmer–Labor Party (DFL) si uga qeyb gasho Doorashada Horudhaca ah ee August 11 ee kursiga xisbiga dimoqoraadiga ee Congress-ka ku leeyhiin Minneapolis. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Degdeg: Xilliga uu Furmayo Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo La Shaaciyay Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen guddiga joogtada ah ee golaha labada aqal ayaa waxa ay ku shaaciyeen xilliga rasmiga ah ee uu furmi doono kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada 2-da Gole ee BFS oo Kulan Ku Leh Muqdisho, Akhriso Qodobka Looga Hadlayo Waxaa goor magaalada Muqdisho uu kulan uga furmay guddiga joogtada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyadoo la filayo in kulankan ay ka soo bixi doonaan qodobo quseeya xildhibaanada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Axmed Tigaana “ Puntland Waxay U Mahad Celinaysaa Ciyaartooyda Kooxda Melbourne” Ciyaartooyda kooxda Melbourne ayaa ciyaar xiiso badan ku qaatay degmada taariiga ee Qardho ee maamulka Puntland,iyagoo sidoo kale howl lagu caawinayo dadka danyarta ka sameeyay isla magalaada waxaana booqashooda ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Ku Dhawaaqday Xilliga La Qaadi Doono Imtixaanka Shahaadiga Ah Dowlad goboleedka Jubbland ayaa shaaca ka qaadday xilliga rasmiga ah ee la qaadi doono imtixaanka fasalka 8-aad iyo kan dugsiga sare ee deegaannada maamulkaasi. Warqad ka soo baxday wasaaradda waxbarashada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka QM oo War Ka Soo Saartay Saameynta COVI-19 uu Ku Yeeshay Dhaqaalaha Afrika Saameeynta COVID-19 ee Afrika oo ay dalalka qaaradda si dhaqso leh kaga jawaabeen dhibaatada Cudurkaan ayaa waxaa haatan lagu soo waramayaa in uu jiro hoos u dhac ku yimid tirada…