Wasaaradda Caafimaadka oo Maanta Coronavirus Kiisaskii Ugu Yaraa Ka Diiwaan Gelisay Muqdisho Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwan geliyay 22-kiis oo cudurka Covid-19 ah kaas oo laga diiwaan geliyey magaalooyin… 1 daqiiqo
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Dowladnimo ee Ka Dhalan Karta Musuqmaasuqa Doorashada 2020/2021 Dr Maxamuud Maxamed Culusoow oo soo saaray qaoraal dheer ayaa waxa uu uga hadlay musuqa ka dhalan kara doorashada dalka ku soo wajahan ee sanadka 20201 la filay inay qabsoomto…
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho Oo Aragti Dhiibtay Khilaafka Madaxda Puntland Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho oo aragti dhiibtay Khilaafka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cusmaan Karaash
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh oo Coronavirus ugu Geeriyooday Soomaaliland Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland ayaa sheegtay in saacadihii la soo dhaafay deegaannadooda ay xanuunka Coronavirus ugu geeriyoodeen 2 ruux oo la xanuunsanayay fayraskan, waxaana sidoo kale maanta kiisas cusub oo COVID-19…
1 daqiiqo Sheeko:War Sheekh Cabdirashiid “Waan In La Joojiyaa Isku Imaatinka Goobaha Dadweynaha” Sheekh Cabdirashiid Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in la Joojiyaa isku imaatinka goobaha dadweynaha si loogu hortago caabuqa Cornavirous
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir oo Sharraxaya Waxqabadka Baarlamaanka ee Ka Horeeya imaanshiyaha GMDQ Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed oo shalay ka hadlay kulankii ay yeesheen guddiga joogtada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa waxa uu sharraxaad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug oo La Wareegtay Maleeshiyaad iyo Gaadiid Dagaal Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay inay la wareegeen maleeshiyaad dhowaan weerar ka geystay Koonfurta magaalada Gaalkacyo halkaas oo ay fariisin ku lahaayeen ciidanka DANAB ee ka tirsan xoogga…