Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado u Tagay La Dagaalanka Covid-19 Sheeko:Caafimaadka Waxaa maanta gelinkii dambe gaartay magaalada Cadaado diyaarad siday shixnad gargaar caafimaad ah oo ay la socdeen dhaqaatiir iyo howlwadeenno caafimaad kuwaas oo la filaayo in ay sameeyaan baaritaanno la… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Tirada Xaaladaha COVID19 Ee Dalka Laga Diiwaan Gelinayo Oo Hoos u Dhacay La taliyaha sare ee COVID19, kala taliyo wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Maxamuud Cali (Fuje) ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegay in 24kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Safar Deg Deg ah Ku Gaaray Magaalada Cadaado Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooqoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Cadaado oo Ka Warbixiyay Dad La Sheegay inay COVID-19 ugu Geeriyoodeen Magaaladaasi Guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud Cabdulaahi Cabdiraxmaan Tootoole oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in inta badan dadka ku nool magaalada ay dareemayaan xanuun kaas…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdullahi Tootoole “Guri Walba Oo Cadaado Ku Yaala Laba Ama Sedex Qof Oo Xanuunsan Ayaa Laga Helayaa”
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Qalabka Covid-19 Ee Loogu Iibinayo Suuqyada Muqdisho Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Qalabka Covid-19 Ee Loogu Iibinayo Suuqyada Muqdisho,iyagoo Dowladdu ugu baaqay in ay wax ka qabato arinkan.
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamo Itoobiyaan Ah oo Qarax Lagula eegtay Gobalka Baay Wararka ka imaanaya gobalka Baay ee Koonfurta Soomaaliya aya waxa ay sheegayaan in qeybo ka mid ah gobalkaasi qarax lagula eegtay ciidamo Itoobiyaan ah kuwaas oo dalkeenna ku jooga inay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Wasiir Fiqi oo Kormeeray Koontoroolada Gaalkacyo Xilli Galmudug Ay Halkaasi Geysay Ciidamo Boolis Ah Wafdi uu hoggaaminayay wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi islamarkaana ay qeyb ka ahaayeen Senetaro ayaa maanta waxa ay kormeer ku sameeyeen baraha Koontorool ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo…