Kheyre: Maanta Laga Bilaabo Shaqadeennu Waa In Dalka Gaarsiinno Doorasho Sheeko:Baarlamaanka Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka hadlayey kulanka golaha wasiirrada ayaa sheegay iney maanta laga bilaabo xukuumadiisa ka shaqeyn doonto sidii dalka uga dhici laheyd doorasho loo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Hirshabeella oo Guuddi Ka Kooban Wasiiro iyo Xildhibaanno u Saaray Dilka Shaqaale Caafimaad oo Ka Dhacay Golaley Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasi oo baaritaanno ku soo sameynaya falkii 28-kii bishan lagu xasuuqay shaqaale caafimaad oo ka howlgalayay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga ICJ oo Dacwad Dhageysaneysa 31 Maalin Kadib Maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ ayaa 19-kii May ee sanadkan ku dhawaaqday in markii 3-aad dib loo dhigay dhageysiga dacwadda kiiska baddda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya sababo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehellada iyo Shaqaalaha Zamzam oo Goobjoog Uga Warramay Xasuuqa Gololey Meydadka illaa 8 ruux oo u badan dhalinyaro, kana shaqeynayey MCH ay leedahay hay’ada Zamsam ayaa maalin kadib markii la afduubtay waxaa khamiistii meydkooda la soo dhigay deegaanka Gololey ee…