Taliye Cali Gaab oo Markii 2-aad Ka Badbaaday Qarax Miino Sheeko:Arrimaha Amniga Warar kala duwan ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qarax maanta lala eegtay taliyaha caafimaadka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed General Cali Barre Xirsi Cali Gaab, waana markii 2-aab muddo todobaad ah… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Itoobiya oo Laga Ciiday, Carabta iyo Dunida kale waa Goorma? Soomaaliya iyo Mauritania ayaa ah labada dal ee carabta ah ee maanta ciiday halka Itoobiya ay ku jirto dalalka Muslimka ah ee fara ku tiriska ah ee ciiday. Waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday In Maalinta Bari Aysan Ciid Aheyn Dowladda Soomaaliya ayaa caawa ku dhowaaqday in maalinimada barito ay tahay maalinta ugu dambayso bisha Ramadaan lana ciidi doono maalinimada Axadda ay tahay 1-da Shawaal oo ku aadan 24-5-2020-ka. War…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoyska Coldoon: Cabdimaalik Lama Sii Deyn Qoyska weriye Cabdimaalik Coldoon ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in uu weli xiran yahay oo aan laga deyn xabsiga. Mubaarik Coldoon iyo qaar kale oo ka tirsan qoyska ayaa xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Bilaawday Soo Daad-gureynta Muwaadiniinta Ku Xaniban Dalalka Caalamka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday in ay dalka dibaddiisa ka soo daadguraysato muwaadiniinteeda in ka badan muddo bil uga xayirnaa howlaha socdaal joojinta la xiriirta la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Maanta 12 Xildhibaan Xasaanaddii Xildhibaannimo Ka Qaaday Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida ayaa maanta kula laabtay xasaanaddii xildhibaannimo 12 xildhibaan kuwaas oo maanta kulankii golaha muran ka dhex abuuray golaha. Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Milkiilaha Amiin Ambulance oo La Sii Daayey Aasaasaha hey’adda Aamin Ambulane oo adeeg gurmad lacagta la’aan ah u fidisa dadka Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan oo booliiska ay saacado kahor ka kaxeysteen ayaa la sii daayey. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Milkiilaha Amin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen Aasaasaha shirkadda si lacagta la’aanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen. Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli…
1 daqiiqo Sheeko:War Milkiilaha Amiin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen Aasaasaha shirkadda si lacagta la’aanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen. Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ka bogsoodeen 16 qof oo cusub taas oo tirada…