Amarro Kasoo Baxay Guddiga Ka Hortagga COVID-19 Ee Somaliland Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddiga wacyigelinta ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland ayaa soo saaray amarro ku aadan isku imaatinka iyo isku socdka bulshada ku dhaqan Somalilnad, sababo laxiriira xanuunka xanuunka safmarka ah ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Afar Sano Kahor Meeshii aan uga Tagney Qaddiyadda Badda Ayey Wali Taagantahay Madaxweynihii hore ee soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay dacwadda badda soomaaliya oo Kenya muran galisay isagoo sheegay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 21 Xaqiiq oo Ku Tusinaya Sooyaalka Dheer ee Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Talaadadii, Maxkamadda Cadliga Adduunka waxaa ay go’aamisay in dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya la dhageysto March 2021, waa markii 3-aad ee ay sidaasi sameyso. Haddaba, Goobjoog News waxaa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Midowga Yurub oo DF Ka Dalbaday iney Laalaan Eedaha Ka Dhanka Ah Weriye Gurbiye Qoraal ay soo saartay Maria Arena, oo madax ka ah guddiga hoosaadka xuquuqda aadanaha ee baarlamaanka midowga Yurub ayey uga hadashay weerarrada joogtada ah ee ka dhanka weriyeyaasha Soomaalida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Tiradii ugu Yareyd oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas aad uga yar kuwii maalmihii la soo dhaafay ay shaacinayeen waana caabuqa sida adag dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM oo Duqeyn Madaafiic Ah Ka Geysatay Qeybo Ka Mid Ah Shabeellaha Hoose Wararka aan ka helayno gobalka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayan in xalay ciidanka AMISOM ee ku sugan gobalkaasi ay duqeyn madaafiic ah ka geysteen qeybo ka mid deegaana Shallan-bood…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobjoog oo Heshay Dokomentiyo La Xiriira Dib u Dhigista Dacwadda Badda iyo Doodda Kenya iyo Soomaaliya ee ICJ Maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ ayaa talaadadii ku dhawaaqday in markii 3-aad dib loo dhigay kiiska baddda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ka dib markii Nairobi ay dalbatay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax uu Ka Badbaaday Sarkaal Ka Tirsan Booliska Soomaaliya oo Ka Dhacay Muqdisho Faahfaahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax saakay lala eegtay sarkaal sare oo ka tirsan booliska Soomaaliya kaas oo ka dhacay agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Sheegtay inay Fashiliyeen Qaraxyo Lagu Aasayay Gudaha Magaalada Boosaaso Saraakiisha amaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay sheegeen inay fashiliyeen qaraxyo lagu aasayay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta goblka Bari, ka dib markii ay falkaas xog ka heleen hey’adaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweyne Trump oo WHO Ku Tilmaamay ‘Eey uu Wadwato Shiinaha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Ha’yadda Caafimaadka Adduunka inay tahay ‘eey uu wad wato Shiinaha’, hadalka Trump ayaa imaanaya xilli WHO uu u socdo kulan labo maalmood qaadanaya…