Madaxweyne Biixi oo Maxaabiis Cafis u Fidiyey Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu caawa markale wareegto uu soo saaray wuxuu cafis guud ugu fidiyey tiro maxaabiis ah kuwaas oo ku jiray deegaannada Somaliland oo ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Galmudug oo Maanta Yeeshay Kulankoodii Ugu Horeeyey Ka Dib Ansixintoodii Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta shir guddoomiyey shirkii ugu horeeyey oo golaha wasiirrada ay yeeshaan ka dib markii uu meel mariyey golaha wakiilada maamulka Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Qalab Looga Hortago Covid-19 Geysay Buuhoodle Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Khelluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer. Wasiirka Bidhaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Tanzania oo jeediyay Hadallo Yaab Leh oo Ku Saabsan Fayraska coronavirus Madaxweyne John Magufuli , ayaa xilli uu khudbad ka jeedinayay kaniisad ku taala Chato, waqooyi galbeed Tanzania maalintii Axadda ahayd sheegay in wiilkiisa uu ka bogsooday Covid-19 kaddib markii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay ay xanuunka Karoona ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Axmed Madoobe oo Kulan La Qaatay Xubno Beesha Caalamka ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay oo lagaga hadlayay Qodobo kala duwan oo kamid ah Geedi socodka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Golahiisa Wasiiradda Kala Hadlay Xaalada Baladweyne Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kula kulmay, xubno ka tirsan golaha wasiiradda Hirshabelle iyagoo ka wada hadlay xaaladda Fatahaada Beledweyne, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Africom oo Sheegtay in Ay Dishay Labo Ka Tirsan Al-Shabaab Taliska ciidamada dalka Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in hoowlgal ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha hoose lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab, iyadoo goboka ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Biixi oo Shuruud ku Xiray Sii Socoshada Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi (Xildiid) oo maanta Khudbad ka jeediyey xaflad lagu maamuusayey sanad guuradii 29-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland ay ku dhawaaqday in ay ka go’day…