Xasan Yabarow Wiish “Isbadal Guud Ayaan Ku Samaynaynaa Garsooka Kubbadda Cagta ” Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyahay gudiga garsoorka kubbadda cagta Soomaaliya Xasan Yabarow Wiish ayaa sheegay in uu is badal iyo dib habeyn uu ku sameyn doono waxaada garsoorka Xiriirka Kubbadda Cagta. “Tani iyo markii… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni: Waxaa Socdo Arrimo La Wiiqayo Dowladnimada iyo Horumarka Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdullhi Deni oo ka hadlayey arrimaha amniga ayaa sheegay in ay jiraan arrimo lagu wiiqayo Puntland isaga oo yiri “Arrimo badan oo ishuwan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Puntland u Tacsiyeeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka tacsiyeeyey dilkii loo geystay guddoomihii gobolka Mudug ee maamulka Puntland, Axmed Muuse Nuur Yarre oo maanta Gaalkacyo ugu geeriyooday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarkii Lagu Dilay Guddoomiyihii Gobolka Mudug Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay qaraxii maanta ka dhacay gobolka Mudug, kaas oo lagu dilay guddoomiyihii gobolka ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur , dowladda ayaana cambaareysay qaraxaasi Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Qalab Looga Hortago Covid-19 Gaarsiisay Galmudug Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta agab Caafimaadka geysay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka galmudug taasi oo loogu talagalay ka hortaga iyo xakameynta cudurka dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Ka Tacsiyeeyey Dilkii Guddoomiyahii Gobolka Mudug Ee Puntland Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Mudug marxuum Axmed Muuse Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 64 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 qofood oo xanuunka ka bogsootay iyo 1 bukaan oo u geeriyooday. Marwo…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Bangiga Adduunka oo Soomaaliya U ogolaaday $137.5 Milyan oo Wax Looga Qabanayo Covid-19, Daadadka iyo Abaarta Agaasinka baanka adduunka ayaa ansixiay in lacag dhan 137.5 million loogu yabooho Somaaliya si wax looga qabto abaaraha, fataahadaha dalka ku dhuftay iyo safmarka Coronavirus. Sanduuqa Hormarinta Caalamiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiirada Maamulkaasi Kulan ay maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen xildhibaanada mamulka Galmudug ayaa waxa ay ku ansixiyeen wasiiradii dhowaan uu soo magacaabay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Waxaana kulankan soo xaadiray 78…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degdeg: Guddoomiyihii Gobalka Mudug ee Maamulka Puntland oo Qarax Lagu Dilay Wararka aan ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in gor dhow qarax ka dhacay magaaladaasi lagu dilay guddoomiyihii gobalka Mudug ee dhinaca Puntland Axmed Muuse Nuur. Qaraxa uu…