Maxamed Cabdiqaadir “Waxaan Diyaar U Ahay Qabashada Macallimino Ee Xulka Qaranka ” Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon oo ah aas aasaha iyo layliyaha naadiga kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa Goobjoog u sheegay in uu soo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan ee gobalka Banaadir ayaa ku waramaya in goor dhow qeybo ka mid ah degmadaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaare kala duwan. Qaraxa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Shirtay Qorshe Lagu Soo Celinayo Muwaadiniinta Ku Xayiran Caalamka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka shirtay qorshe la doonayo in lagu soo celiyo muwaadiniinta ku xayiran caalamka ee uu go’doonka galshay xanuunka Coronavirus oo adduunka saameyn adag ku yeeshay. Ra’iisul Wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM oo Sheegtay in Gobalka Jubbada Hoose Ay Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Qoraal ka soo baxay howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ayaa waxaa looga hadlay dagaal jimcihii Al shabaab ay ku qaadeen deegaanka Bilis Qooqaani ee gobalka Juubada hoose halkaas oo ay fariisin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Khubaro Mareykan ah oo Sheegay in ay Heleen Daawo Looga Hortagi Karo Coronavirus Koox Saynisyahanno oo ka tirsan shirkadda Cilmiga bayoolajiga Mareykanka ee fadhigeeda yahay California ayaa ku dhawaaqay in ay heleen daawo loga hortigi karo Cudurka Corona Virus. Madaxda sare ee Shirkadan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddiga Ka Hortagga Coronavirus Ee Somaliland oo Dib U Fasaxay Qaadka Guddiga ka hortagga iyo wacyigelinta Coronavirus ee Somaliland ayaa maanta dib u fasaxay in deegaannada Somalailand uu imaan karo Qaadka ka imaan jiray dhanka dalka Itoobiya oo dhowaan guddiga uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhoweysay Xarig Internet oo Dalka Ku Xiri Doona Yurub, Bariga Dhexe iyo Afrika Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo dhoweeyay mashruuca xarigga internetka 2Africa, oo la filayo inuu noqdo mid ka mid ah kuwa ugu dheer xargaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Qatar oo Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Ku Wareejisay Agab Caafimaad Diyaarad ciidan oo ay leedahay dowladda Qatar islamarkaana sidday qalabka looga hortago faafitaanka cudurka COVID 19 ayaa galabta soo cagadhigatay garoonka caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana deeqdaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 48-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 73 xaaladood oo COVID-19 ah, 13 qofood oo xanuunka ka bogsootay iyo 2 bukaan oo u geeriyooday. Marwo…