Dowladda Soomaaliya oo Hay’adda FAO Kala Wareegtay Diyaarado Lagula Dagaalamo Ayaxa Sheeko:Wararka Caafimaadka Masuuliyiinta wasaaradda beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa juhdi badan ku bixiyey sidii Soddon sano kadib ay Soomaaliya u heli laheyd diyaaradahaan loogu talo galay in lagu buufiyo Ayaxa si loo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni Oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada iyo Ku-xigeenkiisa Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay Taliyaha ciidamada ilaaalada Madaxtooyada iyo Taliye ku xigeenkiisa. Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni ayaa G/Sare Cismaan Cumar Maxamed u magacaabay Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Webiga Shabeelle oo Ku Fatahay Tuulooyin Ka Tirsan Degmada Jalalaqsi Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi, ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in tuulooyin badan oo hoos yimaada uu ku fatahay Webiga Shabeelle. Maamulka deegaanka iyo dadka ayaa bilaabay in ay iska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Diiwan Gelisay 14 Kiis oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in manta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Waxaan Bilownay inaan Dib U Habeyn Ku Sameyno Sugidda Amniga Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa waxa uu shaaciyay inay dib u habeyn ku sameeyeen sugidda amniga deegaannada maamulkaasi maadaama lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan islamarkaana ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mileteriga Soomaaliya oo Sheegay inay Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Howlgal ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanno u dhexeeya degaanka Janaale iyo degmada qoryooleey ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay ku dileen sarkaal dagaalamayaasha Al shabaab u…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Federaalka Ah oo Xalay Ku Dagaalamay Muqdisho Waxaa faahfaahinno dheeraad ah laga helayaa dagaal xalay ciidan kawada tirsan dowladda federaalka ah ku dhexmaray magaalada Muqdisho kaas oo la tilmaamay inuu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Xooggan oo Al Shabaab iyo Ciidanka AMISOM Ku Dhexmaray Shabeellaha Hoose Wararka aan ka helayno deegaanka lambar 60 ee gobalka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saacadihii la soo dhaafay uu dagaal aad u qaraar ku dhexmaray ciidanka AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Covid 19: Dowladda Federaalka Ah iyo Puntland oo Xogo Iskhilaafsan Soo Bandhigay Arbacadii Arrimaha la xiriira xoga Covid 19 ee Soomaaliya waxaa ay galab weliba dad la wadaaga xaaladaha dowladda federaalka ah iyo qaar ka mid ah dowlad goboleedyada. Haddaba, waxaa soo baxeysa…
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Madaxweyne Waare oo Saaxiibada Soomaaliya Ugu Baaqay in Xal Waara Loo Helo Fatahaada Baladweyne Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa si faah faahsan kaga hadlay Saameynta Fatahaada Beledweyne iyo guud Ahaan Hirshabelle Shir Online ahaa Oo uu oo siwadajir ah uga…