Dowladda Soomaaliya oo Shixnad Gar gaar ah Kala Wareegtay Hay,addaha UNHCR iyo WHO Sheeko:Wararka Caafimaadka Diyaaraddaan ayaa sidday shixnad gargaar ah oo ka koobneyd 22.5 tan oo ah agabka fatahaaddaha sida teendhooyin,maro kaneeco,maacuun Iyo kuwa kale oo muhiim u ah dadka ka barakacay goobaha ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Kenya oo Shuruudo Ku Xirtay Muwaadiniinta Ku Laabanayo Dalka Safaardda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dadka ku xayiran Kenya dib ugu celinayso dalka Soomaaliya iyadoo laabashada muwaadiniintaan safaaradda ay ku xirtay dhowr shuruudood oo looga baahan yahay muwaadiniinta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey Kororka COVID-19 Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 bukaanna ay ka boqsoodeen xanuunka. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukunno Ku Riday Rag Lgu Soo Eedeeyey Dilkii Taliyihi Ciidamada Gorgor Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta 4 qof oo loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Xaqiijisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland ayaa sheegtay in maanta deegaannada maamulkaasi ay ku soo kordheen xaalado cusub oo cudurka COVID-19 ka dib markii dad looga shakiyay xanuunka lagu sameeyay baaritaan. Warbixinta maalin…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Xaliimo Yarey oo Ku Dhawaaqi-doonto Xilliga Doorashada Soomaaliya May 27, 2020 Xaliimo Ismaaciil Ibraahim oo ah guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo xilliga doorashada guud ee Soomaaliya la galayo, waana dhammaadka bishan May sida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Ganacsade Xalay Lagu Dilay Magaalada Muqdisho. Waxaa warar dheeraada laga helayaa nin ganacsade ahaa oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho iyadoo dilka shaqsigaasi ay fuliyeen kooxo hubeysnaa. Dilka marxuumka ayaa waxa uu si gaara uga dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliska Galmudug oo Taliye Cusub Loo Magacaabay Taliyaha booliska Soomaaliya Cabdi xasan Maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday taliyihiin booliska deegaannada Galmudug gaashaanle sare Cabdikariin Macallin Xuseen isaga oo taliye cusubna magacaabay ka dib dikareeto xafiiskiisa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Axmed Madoobe oo Kismaayo Ka Furay Shirka Nabadeynta Jubbaland Madaxweynha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xalay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkaasi waxa uu ka daah furay shir loogu magacdaray nabadeynta iyo dib u heshiisiinta Jubbaland waxaana Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Himilo Qaran: Dowladda Federaalka Ah Weli Ma Bixin Magtii Maxkamadda Sare Noo Xukmisay Xisbiga Himilo Qaran ayaa sheegaya in weli aaney dowladda federaalka ah bixin magdhow ay xukmisay maxkamadda sare ee dalka horraantii April ee sanadkan taasoo la xiriirtay xayiraadii safar ee bishii…