Heesta Wacyigelinta Kahortaga COVID-19 Sheeko:War Halkan ka daawo heesta wacyigelinta COVID-19 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: In Ka Badan 10 Ruux oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Wararka aan ka helayno duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in in ka badan 10 ruux ay ku geeriyooden qarax saakay arroortii ka dhacay agagaarka deegaanka Lafoole waxaana xogta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Taliska Ciidanka Xoogga oo iska Fogeeyay Dhacdadii Gololeey ee Lagu Xasuuqay Dhaqaatiirta Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Deegaannada Galmudug ayaa waxa uu ka hadlay dhacdadii ka dhacday deegaanka Gololeey ee lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Coronarirus oo Kusoo Laba Kacleeyay Wadanka Jabuuti Wasaradda caafimaadka ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta shaacisay in 280 kiis oo cusub oo Fayraska Corona ah dalkaasi laga helay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay. Tiraddaasi ayaa ah mid…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : Xaaladihii Ugu Dambeeyey Dibadbaxyada Ruxay Magaalada Minneapolis Ee Mareykanka. Bannaanbaxyo rabshado watay ayaa habeenkii saddexaad oo xiriir ah ka dhacay gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka kaas oo ka dhashay caro shacabka magalaada ay ka qaadeen wiil American Modow ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Galmudug Ka Diiwaan Gelisay Kiisaskii Ugu Badanaa Covid-19 Wasaaradda caafimadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda maalin laha ah ee xanuunka Coronavirus ku sheegtay in maanta dalka laga diiwaan geliyey kiisas cusub oo gaarayo 88…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaaray Gaalkacyo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyagoo soo maray deegaanada Galinsoor, Bandiiradleey…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Dib u Fureysa Maxkamadaha Xili Weli uu Jiro Cabsida Laga Qabo Covid-19 Dowlad goboleedka Puntland ayaa dib u fureysa maxkamadaha xili weli uu jiro covid-19 waxaa maanta shir ku wada yeeshay xarunta Wasaaradda caafimaadka Puntland masuuliyiinta Wasaraadda iyo Garsoorka Puntland waxaana laga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Meydka Danjirihii Jaamacadda Carabta Ee Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Laga Qaaday Wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa garoonka Aadan cade ee Magaalada Muqdisho salaadda jinaasadda kula tukaday allah ha naxariistee maydka safiirkii jaamacadda carabta ufadhiyey Soomaaliya danjire Xaamud Samraan Alkuwait oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Kenya oo Dilay Nin Ay uga Shakiyeen inuu Ka Tirsanyahay Al Shabaab Ciidanka booliska Kenya ayaa dilay nin loogu shakisanaa inuu yahay Al-Shabaab iyo laba carruurtiisa ah oo uu gabaad ka dhiganayey halka afar kale oo ay ku jirta xaaskiisa dhaawac ku…